Skip to content

A little app tip

Back and forward, in one button

The back arrow at the bottom of the app can take you in either direction.

Tap the arrowGo back
Press and holdGo forward

Hold briefly, then release. Forward is available after you have gone back. You can also use Shift+Enter on a keyboard.

Add your phone number?

Optional. Nothing is sent unless you choose it.

Audio Bible
The Historic Faith

Chapter Genesis 7 Language Somali Bible ID SOMSIM Label SIM Catalog Somali - Society for International Ministries, 2008 (OT - non drama Theovision, NT - Drama FCBH) Available audio Coverage Old and New Testament

Select Translation

1 Oo Rabbigu wuxuu Nuux ku yidhi, Adiga iyo dadka gurigaaguba soo gala doonnida; waayo, waxaan arkay adigoo qarnigan xaq ku ah hortayda.
2 Xoolaha daahirka ah toddoba iyo toddoba ka qaad, ku lab iyo dhaddiggiis; xoolaha aan daahirka ahaynna laba ka qaad, ku lab iyo dhaddiggiis;
3 haadda hawadana toddoba iyo toddoba ka qaad, lab iyo dhaddig: si farcan ugu sii noolaado dhulka dushiisa oo dhan.
4 Waayo, waxaa weli hadhay toddoba maalmood, dabadeedna afartan maalmood iyo afartan habeen ayaan roob ku soo dayn dhulka; oo wax kasta oo nool oo aan sameeyey waan ka baabbi'in doonaa dhulka dushiisa.
5 Nuuxna wax kasta sidii Rabbigu ugu amray ayuu u sameeyey.
6 Nuuxna wuxuu jiray lix boqol oo sannadood markii daadka biyuhu dhulka dul joogay.
7 Nuuxna doonniduu galay, isagii iyo wiilashiisii iyo naagtiisii, iyo naagihii wiilashiisii ee la jiray oo dhan, waxayna ka soo galeen biyihii daadka.
8 Xoolihii daahirka ahaa, iyo xoolihii aan daahirka ahayn, iyo haaddii iyo wax kasta oo dhulka gurguurtaba
9 Nuux bay laba laba ugu galeen doonnidii, lab iyo dhaddig, sidii Ilaah ugu amray Nuux.
10 Waxaana dhacday, in toddobadii maalmood dabadeed, ay biyihii daadka ahaa dhulka dul joogeen.
11 Sannaddii uu Nuux lix boqol oo sannadood jiray, bisheedii labaad, maalintii toddoba iyo tobnaad oo bisha, isla maalintaas ayaa ilihii moolka weyn biyo ka buqdeen, dariishadihii samadana la furay.
12 Roobkuna wuxuu dhulka ku da'ayay afartan maalmood iyo afartan habeen.
13 Isla maalintaas Nuux wuxuu galay doonnidii, isagii iyo Sheem, iyo Xaam, iyo Yaafed, oo ahaa wiilashii Nuux, iyo naagtii Nuux, iyo saddexdii naagood oo wiilashiisa ee la jiray;
14 iyagii, iyo dugaag kasta caynkiisa, iyo xoolo kasta caynkooda, iyo wax kasta oo dhulka gurguurta caynkooda, iyo haad kasta caynkiisa, iyo shimbir kasta oo cayn kasta ah.
15 Wax kasta oo jidh leh oo neefta noloshu ku jirtaba Nuux bay laba laba ugu galeen doonnidii.
16 Oo kuwii galay waxay ahaayeen lab iyo dhaddig oo wax kasta oo jidh leh, sidii Ilaah ku amray isagii: oo Ilaahna waa ku xidhay isagii.
17 Daadkiina afartan maalmood buu dhulka dul joogay; biyihiina way sii kordheen, oo doonnidii bay kor u qaadeen, oo waxaa iyadii kor looga qaaday dhulka.
18 Biyihiina way xoogaysteen, oo dhulkay aad ugu kordheen; doonnidiina waxay dul socotay biyihii.
19 Biyihiina aad bay ugu xoogaysteen dhulka; oo dhammaan buurihii dhaadheeraa oo samada oo dhan ka hooseeyey way qarsoomeen.
20 Shan iyo toban dhudhun baa biyihii xagga sare xoog ugu kaceen; buurihiina way qarsoomeen.
21 Oo wax kasta oo jidh leh oo dhulka ku dul dhaqaaqaaba way dhinteen, haaddii, iyo xoolihii, iyo dugaaggii, iyo wax kasta oo dhulka gurguurta, iyo dadkii oo dhanba.
22 Wax walba oo dhulka engegan joogay oo dulalka sankiisa ay neefta ruuxa nolosha ku jirtay, way wada dhinteen.
23 Waxaa la wada baabbi'iyey wixii dhulka dushiisa ku noolaa oo dhan, xataa dadkii, iyo xoolihii, iyo wixii gurguuran jiray, iyo haaddii cirka; kulli waa laga wada baabbi'iyey dhulka; oo waxaa hadhay Nuux oo keliya, iyo kuwii doonnidii kula jiray isagii.
24 Biyihiina boqol iyo konton maalmood ayay dhulka xoog ku lahaayeen.
Chapter information and study resources

Listen to Genesis 7 with verse-by-verse audio highlighting.

Study tools for Genesis 7

Cross-references, Hebrew word study, and what the Early Church wrote about Genesis 7. Tap any section to expand — or right-click any verse for the full interactive study panel.

Genesis 7 study resources: word-by-word Hebrew interlinear with Strong's numbers, 30 cross-references, 3 Early-Church citations.

Cross-references in Genesis 7 (30)

See the full cross-reference index →

Hebrew interlinear — Genesis 7:1–24 (332 words)
1
  1. וַ/יֹּ֤אמֶרva/i.Yo.merand/ he saidH559
  2. יְהוָה֙Yah.wehYahwehH3068
  3. לְ/נֹ֔חַle./No.achto/ NoahH5146
  4. בֹּֽא\־bo'-goH935
  5. אַתָּ֥ה'a.TahyouH859
  6. וְ/כָל\־ve./kholand/ allH3605
  7. בֵּיתְ/ךָ֖bei.te./Khahousehold/ yourH1004
  8. אֶל\־'el-intoH413
  9. הַ/תֵּבָ֑הha./te.Vahthe/ arkH8392
  10. כִּֽי\־ki-forH3588
  11. אֹתְ/ךָ֥'o.te./Kha<obj.>/ youH853
  12. רָאִ֛יתִיra.'I.tiI have seenH7200
  13. צַדִּ֥יקtza.DikrighteousH6662
  14. לְ/פָנַ֖/יle./fa.Na/i<to>/ before/ meH6440
  15. בַּ/דּ֥וֹרba./Dorin the/ generationH1755
  16. הַ/זֶּֽה\׃ha./Zeh<the>/ thisH2088
2
  1. מִ/כֹּ֣ל\׀mi./Kolof/ allH3605
  2. הַ/בְּהֵמָ֣הha./be.he.Mahthe/ livestockH929
  3. הַ/טְּהוֹרָ֗הha./te.ho.Rah<the>/ cleanH2889
  4. תִּֽקַּח\־ti.kach-you will takeH3947
  5. לְ/ךָ֛le./Khafor <the>/ yourselfH9031
  6. שִׁבְעָ֥הshiv.'AhsevenH7651
  7. שִׁבְעָ֖הshiv.'AhsevenH7651
  8. אִ֣ישׁ'isha maleH376
  9. וְ/אִשְׁתּ֑/וֹve./'ish.T/oand/ female/ itsH802
  10. וּ/מִן\־u./min-and/ ofH4480
  11. הַ/בְּהֵמָ֡הha./be.he.Mahthe/ animal[s]H929
  12. אֲ֠שֶׁר'a.SherwhichH834
  13. לֹ֣אlo'notH3808
  14. טְהֹרָ֥הte.ho.RahH2889
  15. הִ֛ואhi'itH1931
  16. שְׁנַ֖יִםshe.Na.yimtwoH8147
  17. אִ֥ישׁ'isha maleH376
  18. וְ/אִשְׁתּֽ/וֹ\׃ve./'ish.T/oand/ female/ itsH802
3
  1. גַּ֣םgamalsoH1571
  2. מֵ/ע֧וֹףme./'ofof/ [the] bird[s] ofH5775
  3. הַ/שָּׁמַ֛יִםha./sha.Ma.yimthe/ heavensH8064
  4. שִׁבְעָ֥הshiv.'AhsevenH7651
  5. שִׁבְעָ֖הshiv.'AhsevenH7651
  6. זָכָ֣רza.KharmaleH2145
  7. וּ/נְקֵבָ֑הu./ne.ke.Vahand/ femaleH5347
  8. לְ/חַיּ֥וֹתle./chai.Yotto/ preserve aliveH2421
  9. זֶ֖רַעZe.ra'offspringH2233
  10. עַל\־'al-onH5921
  11. פְּנֵ֥יpe.NeiH6440
  12. כָל\־khol-allH3605
  13. הָ/אָֽרֶץ\׃ha./'A.retzthe/ earthH776
4
  1. כִּי֩kiforH3588
  2. לְ/יָמִ֨יםle./ya.Mimto/ daysH3117
  3. ע֜וֹדodyetH5750
  4. שִׁבְעָ֗הshiv.'AhsevenH7651
  5. אָֽנֹכִי֙'a.no.KhiIH595
  6. מַמְטִ֣ירmam.TirH4305
  7. עַל\־'al-onH5921
  8. הָ/אָ֔רֶץha./'A.retzthe/ earthH776
  9. אַרְבָּעִ֣ים'ar.ba.'ImfortyH705
  10. י֔וֹםYomday[s]H3117
  11. וְ/אַרְבָּעִ֖יםve./'ar.ba.'Imand/ fortyH705
  12. לָ֑יְלָהLa.ye.lahnight[s]H3915
  13. וּ/מָחִ֗יתִיu./ma.Chi.tiand/ I will wipeH4229
  14. אֶֽת\־'et-<obj.>H853
  15. כָּל\־kol-allH3605
  16. הַ/יְקוּם֙ha/y.Kumthe/ existenceH3351
  17. אֲשֶׁ֣ר'a.SherwhichH834
  18. עָשִׂ֔יתִי'a.Si.tiI have madeH6213
  19. מֵ/עַ֖לme./'Alfrom/ onH5921
  20. פְּנֵ֥יpe.NeiH6440
  21. הָֽ/אֲדָמָֽה\׃Ha./'a.da.Mahthe/ groundH127
5
  1. וַ/יַּ֖עַשׂva/i.Ya.'asand/ he didH6213
  2. נֹ֑חַNo.achNoahH5146
  3. כְּ/כֹ֥לke./Kholaccording to/ allH3605
  4. אֲשֶׁר\־'a.Sher-thatH834
  5. צִוָּ֖/הוּtzi.Va./huhe commanded/ himH6680
  6. יְהוָֽה\׃Yah.wehYahwehH3068
6
  1. וְ/נֹ֕חַve./No.achand/ NoahH5146
  2. בֶּן\־ben-H1121
  3. שֵׁ֥שׁsheshsixH8337
  4. מֵא֖וֹתme.'othundred<s>H3967
  5. שָׁנָ֑הsha.Nahyear[s]H8141
  6. וְ/הַ/מַּבּ֣וּלve./ha/m.ma.Buland/ the/ floodH3999
  7. הָיָ֔הha.Yah<it> wasH1961
  8. מַ֖יִםMa.yimwaterH4325
  9. עַל\־'al-onH5921
  10. הָ/אָֽרֶץ\׃ha./'A.retzthe/ earthH776
7
  1. וַ/יָּ֣בֹאva/i.Ya.vo'and/ he wentH935
  2. נֹ֗חַNo.achNoahH5146
  3. וּ֠/בָנָי/וU./va.na/vand/ sons/ hisH1121
  4. וְ/אִשְׁתּ֧/וֹve./'ish.T/oand/ wife/ hisH802
  5. וּ/נְשֵֽׁי\־u./ne.shei-and/ [the] wives ofH802
  6. בָנָ֛י/וva.Na/vsons/ hisH1121
  7. אִתּ֖/וֹ'i.T/owith/ himH854
  8. אֶל\־'el-intoH413
  9. הַ/תֵּבָ֑הha./te.Vahthe/ arkH8392
  10. מִ/פְּנֵ֖יmi./pe.Nei<from>/ because ofH6440
  11. מֵ֥יmeiH4325
  12. הַ/מַּבּֽוּל\׃ha./ma.Bulthe/ floodH3999
8
  1. מִן\־min-ofH4480
  2. הַ/בְּהֵמָה֙ha./be.he.Mahthe/ animal[s]H929
  3. הַ/טְּהוֹרָ֔הha./te.ho.Rah<the>/ cleanH2889
  4. וּ/מִן\־u./min-and/ ofH4480
  5. הַ֨/בְּהֵמָ֔הha./be.he.Mahthe/ animal[s]H929
  6. אֲשֶׁ֥ר'a.SherwhichH834
  7. אֵינֶ֖/נָּה'ei.Ne./nahnot [was]/ itH369
  8. טְהֹרָ֑הte.ho.RahcleanH2889
  9. וּ/מִ֨ן\־u./Min-and/ ofH4480
  10. הָ/ע֔וֹףha./'ofthe/ bird[s]H5775
  11. וְ/כֹ֥לve./Kholand/ allH3605
  12. אֲשֶׁר\־'a.Sher-thatH834
  13. רֹמֵ֖שׂro.MesH7430
  14. עַל\־'al-onH5921
  15. הָֽ/אֲדָמָֽה\׃Ha./'a.da.Mahthe/ groundH127
9
  1. שְׁנַ֨יִםshe.Na.yimtwoH8147
  2. שְׁנַ֜יִםshe.Na.yimtwoH8147
  3. בָּ֧אוּBa.'uthey cameH935
  4. אֶל\־'el-toH413
  5. נֹ֛חַNo.achNoahH5146
  6. אֶל\־'el-intoH413
  7. הַ/תֵּבָ֖הha./te.Vahthe/ arkH8392
  8. זָכָ֣רza.KharmaleH2145
  9. וּ/נְקֵבָ֑הu./ne.ke.Vahand/ femaleH5347
  10. כַּֽ/אֲשֶׁ֛רka./'a.Sherjust/ asH834
  11. צִוָּ֥הtzi.Vahhe had commandedH6680
  12. אֱלֹהִ֖ים'E.lo.HimGodH430
  13. אֶת\־'et-<obj.>H853
  14. נֹֽחַ\׃No.achNoahH5146
10
  1. וַֽ/יְהִ֖יva/y.Hiand/ it wasH1961
  2. לְ/שִׁבְעַ֣תle./shiv.'Atto/ [the] sevenH7651
  3. הַ/יָּמִ֑יםhai./ya.Mimthe/ daysH3117
  4. וּ/מֵ֣יu./Meiand/ [the] waters ofH4325
  5. הַ/מַּבּ֔וּלha./ma.Bulthe/ floodH3999
  6. הָי֖וּha.Yuthey wereH1961
  7. עַל\־'al-onH5921
  8. הָ/אָֽרֶץ\׃ha./'A.retzthe/ earthH776
11
  1. בִּ/שְׁנַ֨תbi/sh.Natin/ yearH8141
  2. שֵׁשׁ\־shesh-sixH8337
  3. מֵא֤וֹתme.'othundred<s>H3967
  4. שָׁנָה֙sha.NahyearH8141
  5. לְ/חַיֵּי\־le./chai.yei-of/ [the] life ofH2416
  6. נֹ֔חַNo.achNoahH5146
  7. בַּ/חֹ֙דֶשׁ֙ba./Cho.deshin the/ monthH2320
  8. הַ/שֵּׁנִ֔יha./she.Ni<the>/ secondH8145
  9. בְּ/שִׁבְעָֽה\־be./shiv.'ah-on/ [the] seven-H7651
  10. עָשָׂ֥ר'a.SarteenH6240
  11. י֖וֹםYomdayH3117
  12. לַ/חֹ֑דֶשׁla./Cho.deshof the/ monthH2320
  13. בַּ/יּ֣וֹםba/i.Yomon the/ dayH3117
  14. הַ/זֶּ֗הha./Zeh<the>/ thisH2088
  15. נִבְקְעוּ֙niv.ke.'Uthey were split openH1234
  16. כָּֽל\־kal-allH3605
  17. מַעְיְנֹת֙ma'.ye.NotH4599
  18. תְּה֣וֹםte.HomH8415
  19. רַבָּ֔הra.BahgreatH7227
  20. וַ/אֲרֻבֹּ֥תva./'a.ru.Botand/ [the] floodgates ofH699
  21. הַ/שָּׁמַ֖יִםha./sha.Ma.yimthe/ heavensH8064
  22. נִפְתָּֽחוּ\׃nif.Ta.chuthey were openedH6605
12
  1. וַֽ/יְהִ֥יva/y.Hiand/ it wasH1961
  2. הַ/גֶּ֖שֶׁםha./Ge.shemthe/ rainH1653
  3. עַל\־'al-onH5921
  4. הָ/אָ֑רֶץha./'A.retzthe/ earthH776
  5. אַרְבָּעִ֣ים'ar.ba.'ImfortyH705
  6. י֔וֹםYomday[s]H3117
  7. וְ/אַרְבָּעִ֖יםve./'ar.ba.'Imand/ fortyH705
  8. לָֽיְלָה\׃La.ye.lahnight[s]H3915
13
  1. בְּ/עֶ֨צֶםbe./'E.tzemon/ [the] substance ofH6106
  2. הַ/יּ֤וֹםhai./Yomthe/ dayH3117
  3. הַ/זֶּה֙ha./Zeh<the>/ thisH2088
  4. בָּ֣אba'he wentH935
  5. נֹ֔חַNo.achNoahH5146
  6. וְ/שֵׁם\־ve./shem-and/ ShemH8035
  7. וְ/חָ֥םve./Chamand/ HamH2526
  8. וָ/יֶ֖פֶתva./Ye.fetand/ JaphethH3315
  9. בְּנֵי\־be.nei-H1121
  10. נֹ֑חַNo.achNoahH5146
  11. וְ/אֵ֣שֶׁתve./'E.shetand/ [the] wife ofH802
  12. נֹ֗חַNo.achNoahH5146
  13. וּ/שְׁלֹ֧שֶׁתu./she.Lo.shetand/ [the] threeH7969
  14. נְשֵֽׁי\־ne.shei-H802
  15. בָנָ֛י/וva.Na/vsons/ hisH1121
  16. אִתָּ֖/ם'i.Ta/mwith/ themH854
  17. אֶל\־'el-intoH413
  18. הַ/תֵּבָֽה\׃ha./te.Vahthe/ arkH8392
14
  1. הֵ֜מָּהHe.mahtheyH1992
  2. וְ/כָל\־ve./kholand/ everyH3605
  3. הַֽ/חַיָּ֣הha./chai.Yah<the>/ animalH2416
  4. לְ/מִינָ֗/הּle./mi.Na/hto/ kind/ itsH4327
  5. וְ/כָל\־ve./kholand/ allH3605
  6. הַ/בְּהֵמָה֙ha./be.he.Mahthe/ livestockH929
  7. לְ/מִינָ֔/הּle./mi.Na/hto/ kind/ itsH4327
  8. וְ/כָל\־ve./kholand/ everyH3605
  9. הָ/רֶ֛מֶשׂha./Re.mes<the>/ creeping thingH7431
  10. הָ/רֹמֵ֥שׂha./ro.Meswhich/ creepsH7430
  11. עַל\־'al-onH5921
  12. הָ/אָ֖רֶץha./'A.retzthe/ earthH776
  13. לְ/מִינֵ֑/הוּle./mi.Ne./huto/ kind/ itsH4327
  14. וְ/כָל\־ve./kholand/ everyH3605
  15. הָ/ע֣וֹףha./'of<the>/ birdH5775
  16. לְ/מִינֵ֔/הוּle./mi.Ne./huto/ kind/ itsH4327
  17. כֹּ֖לkoleveryH3605
  18. צִפּ֥וֹרtzi.PorbirdH6833
  19. כָּל\־kol-everyH3605
  20. כָּנָֽף\׃ka.NafwingH3671
15
  1. וַ/יָּבֹ֥אוּva/i.ya.Vo.'uand/ they cameH935
  2. אֶל\־'el-toH413
  3. נֹ֖חַNo.achNoahH5146
  4. אֶל\־'el-intoH413
  5. הַ/תֵּבָ֑הha./te.Vahthe/ arkH8392
  6. שְׁנַ֤יִםshe.Na.yimtwoH8147
  7. שְׁנַ֙יִם֙she.Na.yimtwoH8147
  8. מִ/כָּל\־mi./kolof/ allH3605
  9. הַ/בָּשָׂ֔רha./ba.Sar<the>/ fleshH1320
  10. אֲשֶׁר\־'a.Sher-whichH834
  11. בּ֖/וֹb/oH9033
  12. ר֥וּחַRu.achH7307
  13. חַיִּֽים\׃chai.YimlifeH2416
16
  1. וְ/הַ/בָּאִ֗יםve./ha./ba.'Imand/ those/ [which] cameH935
  2. זָכָ֨רza.KharmaleH2145
  3. וּ/נְקֵבָ֤הu./ne.ke.Vahand/ femaleH5347
  4. מִ/כָּל\־mi./kolof/ allH3605
  5. בָּשָׂר֙ba.SarfleshH1320
  6. בָּ֔אוּBa.'uthey cameH935
  7. כַּֽ/אֲשֶׁ֛רka./'a.Sherjust/ asH834
  8. צִוָּ֥הtzi.Vahhe had commandedH6680
  9. אֹת֖/וֹ'o.T/o<obj.>/ himH853
  10. אֱלֹהִ֑ים'E.lo.HimGodH430
  11. וַ/יִּסְגֹּ֥רva/i.yis.Gorand/ he closedH5462
  12. יְהוָ֖הYah.wehYahwehH3068
  13. בַּֽעֲדֽ/וֹ\׃ba.'a.d/obehind/ himH1157
17
  1. וַֽ/יְהִ֧יva/y.Hiand/ it wasH1961
  2. הַ/מַּבּ֛וּלha./ma.Bulthe/ floodH3999
  3. אַרְבָּעִ֥ים'ar.ba.'ImfortyH705
  4. י֖וֹםYomday[s]H3117
  5. עַל\־'al-onH5921
  6. הָ/אָ֑רֶץha./'A.retzthe/ earthH776
  7. וַ/יִּרְבּ֣וּva/i.yir.Buand/ they increasedH7235
  8. הַ/מַּ֗יִםha./Ma.yimthe/ watersH4325
  9. וַ/יִּשְׂאוּ֙va/i.yis.'Uand/ they liftedH5375
  10. אֶת\־'et-<obj.>H853
  11. הַ/תֵּבָ֔הha./te.Vahthe/ arkH8392
  12. וַ/תָּ֖רָםva./Ta.romand/ it roseH7311
  13. מֵ/עַ֥לme./'Alfrom/ onH5921
  14. הָ/אָֽרֶץ\׃ha./'A.retzthe/ earthH776
18
  1. וַ/יִּגְבְּר֥וּva/i.yig.be.Ruand/ they increasedH1396
  2. הַ/מַּ֛יִםha./Ma.yimthe/ watersH4325
  3. וַ/יִּרְבּ֥וּva/i.yir.Buand/ they increasedH7235
  4. מְאֹ֖דme.'OdexceedinglyH3966
  5. עַל\־'al-onH5921
  6. הָ/אָ֑רֶץha./'A.retzthe/ earthH776
  7. וַ/תֵּ֥לֶךְva./Te.lekhand/ it wentH1980
  8. הַ/תֵּבָ֖הha./te.Vahthe/ arkH8392
  9. עַל\־'al-onH5921
  10. פְּנֵ֥יpe.NeiH6440
  11. הַ/מָּֽיִם\׃ha./Ma.yimthe/ watersH4325
19
  1. וְ/הַ/מַּ֗יִםve./ha./Ma.yimand/ the/ watersH4325
  2. גָּֽבְר֛וּga.ve.Ruthey increasedH1396
  3. מְאֹ֥דme.'OdexceedinglyH3966
  4. מְאֹ֖דme.'OdexceedinglyH3966
  5. עַל\־'al-onH5921
  6. הָ/אָ֑רֶץha./'A.retzthe/ earthH776
  7. וַ/יְכֻסּ֗וּva/y.khu.Suand/ they were coveredH3680
  8. כָּל\־kol-allH3605
  9. הֶֽ/הָרִים֙he./ha.Rimthe/ mountainsH2022
  10. הַ/גְּבֹהִ֔יםha./ge.vo.Him<the>/ highH1364
  11. אֲשֶׁר\־'a.Sher-whichH834
  12. תַּ֖חַתTa.chatH8478
  13. כָּל\־kol-allH3605
  14. הַ/שָּׁמָֽיִם\׃ha./sha.Ma.yimthe/ heavensH8064
20
  1. חֲמֵ֨שׁcha.Meshfif-H2568
  2. עֶשְׂרֵ֤ה'es.RehteenH6240
  3. אַמָּה֙'a.Mahcubit[s]H520
  4. מִ/לְ/מַ֔עְלָ/הmi/l./Ma'.la/hfrom/ to/ above/ <towards>H4605
  5. גָּבְר֖וּga.ve.Ruthey increasedH1396
  6. הַ/מָּ֑יִםha./Ma.yimthe/ watersH4325
  7. וַ/יְכֻסּ֖וּva/y.khu.Suand/ they were coveredH3680
  8. הֶ/הָרִֽים\׃he./ha.Rimthe/ mountainsH2022
21
  1. וַ/יִּגְוַ֞עva/i.yig.Va'and/ it diedH1478
  2. כָּל\־kol-allH3605
  3. בָּשָׂ֣ר\׀ba.SarfleshH1320
  4. הָ/רֹמֵ֣שׂha./ro.Meswhich/ creptH7430
  5. עַל\־'al-onH5921
  6. הָ/אָ֗רֶץha./'A.retzthe/ earthH776
  7. בָּ/ע֤וֹףba./'ofamong the/ bird[s]H5775
  8. וּ/בַ/בְּהֵמָה֙u./va./be.he.Mahand/ among the/ livestockH929
  9. וּ/בַ֣/חַיָּ֔הu./Va./chai.Yahand/ among the/ animal[s]H2416
  10. וּ/בְ/כָל\־u./ve./Khol-and/ among/ everyH3605
  11. הַ/שֶּׁ֖רֶץha./She.retz<the>/ swarming thingH8318
  12. הַ/שֹּׁרֵ֣ץha./sho.Retzwhich/ swarmsH8317
  13. עַל\־'al-onH5921
  14. הָ/אָ֑רֶץha./'A.retzthe/ earthH776
  15. וְ/כֹ֖לve./Kholand/ everyH3605
  16. הָ/אָדָֽם\׃ha./'a.Dam<the>/ humanH120
22
  1. כֹּ֡לkolallH3605
  2. אֲשֶׁר֩'a.SherthatH834
  3. נִשְׁמַת\־nish.mat-H5397
  4. ר֨וּחַRu.achH7307
  5. חַיִּ֜יםchai.YimlifeH2416
  6. בְּ/אַפָּ֗י/וbe./'a.Pa/vH639
  7. מִ/כֹּ֛לmi./Kolfrom/ allH3605
  8. אֲשֶׁ֥ר'a.SherthatH834
  9. בֶּ/חָֽרָבָ֖הbe./cha.ra.VahH2724
  10. מֵֽתוּ\׃Me.tuthey diedH4191
23
  1. וַ/יִּ֜מַחva/i.Yi.machand/ he wiped outH4229
  2. אֶֽת\־'et-<obj.>H853
  3. כָּל\־kol-allH3605
  4. הַ/יְק֣וּם\׀ha/y.Kumthe/ existenceH3351
  5. אֲשֶׁ֣ר\׀'a.SherwhichH834
  6. עַל\־'al-H5921
  7. פְּנֵ֣יpe.NeiH6440
  8. הָֽ/אֲדָמָ֗הha./'a.da.Mahthe/ groundH127
  9. מֵ/אָדָ֤םme./'a.Damfrom/ humankindH120
  10. עַד\־'ad-untoH5704
  11. בְּהֵמָה֙be.he.Mahanimal[s]H929
  12. עַד\־'ad-untoH5704
  13. רֶ֙מֶשׂ֙re.mescreeping thing[s]H7431
  14. וְ/עַד\־ve./'ad-and/ untoH5704
  15. ע֣וֹףofH5775
  16. הַ/שָּׁמַ֔יִםha./sha.Ma.yimthe/ heavensH8064
  17. וַ/יִּמָּח֖וּva/i.yi.ma.Chuand/ they were wiped outH4229
  18. מִן\־min-fromH4480
  19. הָ/אָ֑רֶץha./'A.retzthe/ earthH776
  20. וַ/יִשָּׁ֧אֶרva./yi.Sha.'erand/ he was leftH7604
  21. אַךְ\־'akh-onlyH389
  22. נֹ֛חַNo.achNoahH5146
  23. וַֽ/אֲשֶׁ֥רva./'a.Sherand/ whichH834
  24. אִתּ֖/וֹ'i.T/oH854
  25. בַּ/תֵּבָֽה\׃ba./te.Vahin the/ arkH8392
24
  1. וַ/יִּגְבְּר֥וּva/i.yig.be.Ruand/ they increasedH1396
  2. הַ/מַּ֖יִםha./Ma.yimthe/ watersH4325
  3. עַל\־'al-onH5921
  4. הָ/אָ֑רֶץha./'A.retzthe/ earthH776
  5. חֲמִשִּׁ֥יםcha.mi.ShimfiftyH2572
  6. וּ/מְאַ֖תu./me.'Atand/ one hundredH3967
  7. יֽוֹם\׃Yomday[s]H3117

View the full Hebrew interlinear for Genesis 7 →

Strong's words in Genesis 7 (6)
Strong's H3605 — וְ/כָל\־ (ve./khol)
and/ all. Appears 23 times in Genesis 7.
Strong's H776 — הָ/אָֽרֶץ\׃ (ha./'A.retz)
the/ earth. Appears 14 times in Genesis 7.
Strong's H5146 — לְ/נֹ֔חַ (le./No.ach)
to/ Noah. Appears 12 times in Genesis 7.
Strong's H3117 — לְ/יָמִ֨ים (le./ya.Mim)
to/ days. Appears 9 times in Genesis 7.
Strong's H4325 — מַ֖יִם (Ma.yim)
water. Appears 9 times in Genesis 7.
Strong's H8392 — הַ/תֵּבָ֑ה (ha./te.Vah)
the/ ark. Appears 8 times in Genesis 7.

Browse the full Strong's concordance →

What the Early Church wrote about Genesis 7 (2 additional)
  • “But the whole earth, as the Scripture says, was inundated, and the water rose in height fifteen cubits above all the mountains: so that it is evident this was not spoken to the land, but to the people who obeyed Him: for whom also He had before prepared a resting-place in Jeru...”

  • “And the floodgates of heaven were opened, and the rains broke upon the earth. And that same voice, in sooth, which had said of old, "Let the waters be gathered together into one place, and let the dry land appear," gave permission to the fountain of waters and the floods of th...”

    — Hippolytus (3rd century) on Genesis 7:6

Read the full Ante-Nicene Fathers library →

0:00 0:00

Video Bible

Loading video...

Scripture video provided by Faith Comes By Hearing

🌐 Select Language

2548 Bibles in 2203 Languages

Select Translation

Congratulations!

You completed the book of Matthew!

Points Earned +280
28 Chapters
15% NT Progress