Skip to content

A little app tip

Back and forward, in one button

The back arrow at the bottom of the app can take you in either direction.

Tap the arrowGo back
Press and holdGo forward

Hold briefly, then release. Forward is available after you have gone back. You can also use Shift+Enter on a keyboard.

Add your phone number?

Optional. Nothing is sent unless you choose it.

Audio Bible
The Historic Faith

Chapter Genesis 34 Language Somali Bible ID SOMSIM Label SIM Catalog Somali - Society for International Ministries, 2008 (OT - non drama Theovision, NT - Drama FCBH) Available audio Coverage Old and New Testament

Select Translation

1 Oo Diinah oo ahayd gabadhii Lee'ah ay Yacquub u dhashay ayaa dibadda u baxday inay soo aragto gabdhihii dalka.
2 Markaasuu Shekem ina Xamoor kii reer Xiwi oo ahaa amiirkii dalka arkay iyadii, oo uu kaxaystay oo la jiifsaday, wuuna ceebeeyey iyadii.
3 Naftiisiina way raacday gabadhii Yacquub oo Diinah ahayd, wuuna jeclaaday gabadhii, si raxmad lehna wuu ula hadlay gabadhii.
4 Markaasuu Shekem la hadlay aabbihiis Xamoor, oo yidhi, Gabadhan ii doon aan guursadee.
5 Haddaba Yacquub waa maqlay in Shekem gabadhiisii Diinah nijaaseeyey; wiilashiisiina duurka ayay xoolihiisa la joogeen; Yacquubna wuu iska aamusay ilaa ay yimaadeen.
6 Markaasaa Xamoor oo Shekem aabbihiis ahaa Yacquub ugu tegey inuu la hadlo isaga.
7 Oo wiilashii Yacquub ayaa duurka ka yimid markay taas maqleen; nimankiina way caloolxumaayeen, aad bayna u cadhaysnaayeen, maxaa yeelay, nacasnimo buu ku sameeyey reer binu Israa'iil markuu la jiifsaday gabadhii Yacquub, taas oo aanay jid ahayn in la sameeyo.
8 Xamoorna wuu la hadlay iyagii, oo wuxuu ku yidhi, Wiilkaygii Shekem naftiisii aad bay u doonaysaa gabadhaada; haddaba waan ku baryayaaye, iyada sii ha guursadee.
9 Oo aan iska guursanno, gabdhihiinna na siiya annaga, idinkuna gabdhahayaga guursada.
10 Oo waad nala degganaan doontaan; dalkuna hortiinnuu oolli doonaa; degganaada oo ku baayacmushtara dhexdiisa, oo xoolo ku yeesha.
11 Shekemna wuxuu aabbeheed iyo walaalaheed ku yidhi, Raalli iga ahaada, oo anna wixii aad i weyddiisataan waan idin siin.
12 In alla intii aad meher iyo yarad doonaysaan i weyddiista, oo anna waan idin siin intii aad igu tidhaahdaan, laakiinse gabadha i siiya aan guursadee.
13 Wiilashii Yacquubna khiyaanay ugu jawaabeen Shekem iyo aabbihiis Xamoor, wayna la hadleen, maxaa yeelay, walaashood Diinah ayuu nijaaseeyey,
14 oo waxay ku yidhaahdeen, Ma yeeli karno inaan walaashayo siinno nin buuryoqab ah; waayo, taasu ceeb bay nagu ahaan lahayd.
15 Si uun baannu idinku yeeli karnaa; taasuna waa haddii aad intiinna ragga ah oo dhan iswada guddaan, oo aad noqotaan sidayada oo kale;
16 markaasaannu gabdhahayaga idin siin doonnaa, oo annaguna waxaan guursan doonnaa gabdhihiinna, oo waannu idinla degganaan doonnaa, oo waxaynu noqon doonnaa isku dad.
17 Laakiinse haddaydnan na maqlin, inaad isguddaan, de markaas gabadhayada waannu wadan, oo waannu tegi.
18 Hadalkoodiina waa ka farxiyey Xamoor, iyo wiilkiisii Shekem.
19 Ninkii dhallinyarada ahaana dib uma uu dhigin inuu taas yeelo, maxaa yeelay, aad buu ugu faraxsanaa Yacquub gabadhiisii, Isna wuu ka wada maamuus badnaa intii guriga aabbihiis joogtay oo dhan.
20 Markaasay Xamoor iyo wiilkiisii Shekem magaaladoodii iriddeeda yimaadeen, oo ay raggii magaaladooda la hadleen, oo waxay ku yidhaahdeen,
21 Nimankanu waa inala nabad, sidaas daraaddeed dhulka ha degeen, oo ha ka baayacmushtareen dhexdiisa, maxaa yeelay, bal eega, dhulku waa weyn yahay oo waa ku wada filan yahay. Aynu gabdhahooda guursanno, oo innana aan gabdhaheenna siinno iyaga.
22 Nimanku si uun bay inagu yeelayaan inay inala degganaadaan si aynu isku dad u noqonno, taasuna waa haddii inteenna lab oo dhan loo gudo sida ay iyagu u gudan yihiin.
23 Oo miyaan lo'dooda iyo alaabadooda iyo xayawaankooda oo dhammu noqon doonin kuweenna? Bal aynu yeelno uun, oo iyaguna way inala degganaan doonaan.
24 Markaasaa in alla intii ka baxday magaaladiisa iriddeeda waxay maqleen Xamoor iyo wiilkiisii Shekem; markaasaa la wada guday intii labka ahayd oo magaaladiisa ka baxday oo dhan.
25 Oo maalintii saddexaad, markay dhaawaca wada ahaayeen, waxay noqotay in laba ka mid ahaa wiilashii Yacquub oo ahaa Simecoon iyo Laawi, Diinah walaalaheed, uu midkood kastaa seeftiisii qaatay, oo waxay yimaadeen magaaladii, iyagoo aan la ogayn, waxayna wada laayeen intii labka ahayd oo dhan.
26 Xamoor iyo wiilkiisii Shekemna waxay ku dileen seef afkeed, Diinahna way kala baxeen gurigii Shekem, wayna iska tageen.
27 Wiilashii Yacquubna waxay yimaadeen raqdii kuwii la laayay, oo magaaladiina way dhaceen, maxaa yeelay, walaashood bay ka nijaaseeyeen.
28 Waxayna la tageen adhigoodii iyo lo'doodii iyo dameerradoodii, iyo wax alla wixii magaalada u yiil, iyo wax alla wixii duurka u joogay,
29 iyo maalkoodii oo dhan, iyo dhallaankoodii oo dhan, iyo naagahoodiiba, way qabsadeen oo way dhaceen, xataa wixii guryaha yiil oo dhan.
30 Yacquubna wuxuu Simecoon iyo Laawi ku yidhi, Dhib baad igu riddeen, maxaa yeelay, waxaad i nacsiiseen dadka dhulka deggan, oo ah reer Kancaan, iyo reer Feris. Haddaba anigoo dadkaygu yar yahay, ayay isu kay wada urursan doonaan oo ay i dili doonaan; markaasna aniga iyo reerkaygaba waa la baabbi'in doonaa.
31 Oo iyana waxay ku yidhaahdeen, De miyey ku habboonayd inuu walaashayo sidii dhillo ula macaamiloodo?
Chapter information and study resources

Listen to Genesis 34 with verse-by-verse audio highlighting.

Study tools for Genesis 34

Cross-references, Hebrew word study, and what the Early Church wrote about Genesis 34. Tap any section to expand — or right-click any verse for the full interactive study panel.

Genesis 34 study resources: word-by-word Hebrew interlinear with Strong's numbers, 30 cross-references.

Cross-references in Genesis 34 (30)

See the full cross-reference index →

Hebrew interlinear — Genesis 34:1–31 (421 words)
1
  1. וַ/תֵּצֵ֤אva./te.Tze'and/ she went outH3318
  2. דִינָה֙di.NahDinahH1783
  3. בַּת\־bat-H1323
  4. לֵאָ֔הle.'AhLeahH3812
  5. אֲשֶׁ֥ר'a.SherwhomH834
  6. יָלְדָ֖הYal.dahshe had borneH3205
  7. לְ/יַעֲקֹ֑בle./ya.'a.Koto/ JacobH3290
  8. לִ/רְא֖וֹתli/r.'otto/ lookH7200
  9. בִּ/בְנ֥וֹתbi/v.Noton/ [the] daughters ofH1323
  10. הָ/אָֽרֶץ\׃ha./'A.retzthe/ landH776
2
  1. וַ/יַּ֨רְאva/i.Yar'and/ he sawH7200
  2. אֹתָ֜/הּ'o.Ta/h<obj.>/ herH853
  3. שְׁכֶ֧םshe.KhemShechemH7927
  4. בֶּן\־ben-H1121
  5. חֲמ֛וֹרcha.MorHamorH2544
  6. הַֽ/חִוִּ֖יha./chi.Vithe/ HiviteH2340
  7. נְשִׂ֣יאne.Si'H5387
  8. הָ/אָ֑רֶץha./'A.retzthe/ landH776
  9. וַ/יִּקַּ֥חva/i.yi.Kachand/ he tookH3947
  10. אֹתָ֛/הּ'o.Ta/h<obj.>/ herH853
  11. וַ/יִּשְׁכַּ֥בva/i.yish.Kavand/ he lay withH7901
  12. אֹתָ֖/הּ'o.Ta/hwith <the>/ herH854
  13. וַ/יְעַנֶּֽ/הָ\׃va/y.'a.Ne./haand/ he humiliated/ herH6031
3
  1. וַ/תִּדְבַּ֣קva./tid.Bakand/ it cleavedH1692
  2. נַפְשׁ֔/וֹnaf.Sh/oself/ hisH5315
  3. בְּ/דִינָ֖הbe./di.Nahto/ DinahH1783
  4. בַּֽת\־bat-H1323
  5. יַעֲקֹ֑בya.'a.KoJacobH3290
  6. וַ/יֶּֽאֱהַב֙va/i.ye.'e.Havand/ he lovedH157
  7. אֶת\־'et-<obj.>H853
  8. הַֽ/נַּעֲרָ֔ha./na.'a.Rathe/ girlH5291
  9. וַ/יְדַבֵּ֖רva/y.da.Berand/ he spokeH1696
  10. עַל\־'al-toH5921
  11. לֵ֥בlevH3820
  12. הַֽ/נַּעֲרָֽ\׃Ha./na.'a.rathe/ girlH5291
4
  1. וַ/יֹּ֣אמֶרva/i.Yo.merand/ he saidH559
  2. שְׁכֶ֔םshe.KhemShechemH7927
  3. אֶל\־'el-toH413
  4. חֲמ֥וֹרcha.MorHamorH2544
  5. אָבִ֖י/ו'a.Vi/vfather/ hisH1
  6. לֵ/אמֹ֑רle./Mor<to>/ sayingH559
  7. קַֽח\־kach-getH3947
  8. לִ֛/יl/ifor <the>/ meH9030
  9. אֶת\־'et-<obj.>H853
  10. הַ/יַּלְדָּ֥הhai./yal.Dahthe/ girlH3207
  11. הַ/זֹּ֖אתha./Zot<the>/ thisH2063
  12. לְ/אִשָּֽׁה\׃le./'i.Shahto/ a wifeH802
5
  1. וְ/יַעֲקֹ֣בve./ya.'a.Koand/ JacobH3290
  2. שָׁמַ֗עsha.Ma'he heardH8085
  3. כִּ֤יkithatH3588
  4. טִמֵּא֙ti.Me'he had defiledH2930
  5. אֶת\־'et-<obj.>H853
  6. דִּינָ֣הdi.NahDinahH1783
  7. בִתּ֔/וֹvi.T/odaughter/ hisH1323
  8. וּ/בָנָ֛י/וu./va.Na/vand/ sons/ hisH1121
  9. הָי֥וּha.Yuthey wereH1961
  10. אֶת\־'et-withH854
  11. מִקְנֵ֖/הוּmik.Ne./hulivestock/ hisH4735
  12. בַּ/שָּׂדֶ֑הba./sa.Dehin the/ fieldH7704
  13. וְ/הֶחֱרִ֥שׁve./he.che.Rishand/ he kept silentH2790
  14. יַעֲקֹ֖בya.'a.KoJacobH3290
  15. עַד\־'ad-untilH5704
  16. בֹּאָֽ/ם\׃bo.'A/mcame/ theyH935
6
  1. וַ/יֵּצֵ֛אva/i.ye.Tze'and/ he went outH3318
  2. חֲמ֥וֹרcha.MorHamorH2544
  3. אֲבִֽי\־'a.vi-H1
  4. שְׁכֶ֖םshe.KhemShechemH7927
  5. אֶֽל\־'el-toH413
  6. יַעֲקֹ֑בya.'a.KoJacobH3290
  7. לְ/דַבֵּ֖רle./da.Berto/ speakH1696
  8. אִתּֽ/וֹ\׃'i.T/owith/ himH854
7
  1. וּ/בְנֵ֨יu./ve.Neiand/ [the] sons ofH1121
  2. יַעֲקֹ֜בya.'a.KoJacobH3290
  3. בָּ֤אוּBa.'uthey cameH935
  4. מִן\־min-fromH4480
  5. הַ/שָּׂדֶה֙ha./sa.Dehthe/ fieldH7704
  6. כְּ/שָׁמְעָ֔/םke./sha.me.'A/mwhen/ heard/ theyH8085
  7. וַ/יִּֽתְעַצְּבוּ֙va/i.yit.'a.tze.Vuand/ they were indignantH6087
  8. הָֽ/אֲנָשִׁ֔יםha./'a.na.Shimthe/ menH582
  9. וַ/יִּ֥חַרva/i.Yi.charand/ it burnedH2734
  10. לָ/הֶ֖םla./Hemto <the>/ themH9038
  11. מְאֹ֑דme.'OdexceedinglyH3966
  12. כִּֽי\־ki-forH3588
  13. נְבָלָ֞הne.va.Laha disgraceful follyH5039
  14. עָשָׂ֣ה'a.Sahhe had doneH6213
  15. בְ/יִשְׂרָאֵ֗לve./Yis.ra.'Elin/ IsraelH3478
  16. לִ/שְׁכַּב֙li/sh.Kavby/ lying withH7901
  17. אֶת\־'et-<obj.>H853
  18. בַּֽת\־bat-H1323
  19. יַעֲקֹ֔בya.'a.KoJacobH3290
  20. וְ/כֵ֖ןve./Khenand/ thusH3651
  21. לֹ֥אlo'notH3808
  22. יֵעָשֶֽׂה\׃ye.'a.Sehit is doneH6213
8
  1. וַ/יְדַבֵּ֥רva/y.da.Berand/ he spokeH1696
  2. חֲמ֖וֹרcha.MorHamorH2544
  3. אִתָּ֣/ם'i.Ta/mwith/ themH854
  4. לֵ/אמֹ֑רle./Mor<to>/ sayingH559
  5. שְׁכֶ֣םshe.KhemShechemH7927
  6. בְּנִ֗/יbe.N/ison/ myH1121
  7. חָֽשְׁקָ֤הcha.she.Kahit lovesH2836
  8. נַפְשׁ/וֹ֙naf.Sh/oself/ hisH5315
  9. בְּ/בִתְּ/כֶ֔םbe./vi.te./Khem<in>/ daughter/ yourH1323
  10. תְּנ֨וּte.NugiveH5414
  11. נָ֥אna'pleaseH4994
  12. אֹתָ֛/הּ'o.Ta/h<obj.>/ herH853
  13. ל֖/וֹl/oto <the>/ himH9033
  14. לְ/אִשָּֽׁה\׃le./'i.Shahto/ a wifeH802
9
  1. וְ/הִֽתְחַתְּנ֖וּve./hit.cha.te.Nuand/ intermarry withH2859
  2. אֹתָ֑/נוּ'o.Ta./nuwith <the>/ usH854
  3. בְּנֹֽתֵי/כֶם֙be.no.tei./Khemdaughters/ yourH1323
  4. תִּתְּנוּ\־ti.te.nu-you will giveH5414
  5. לָ֔/נוּLa./nuto <the>/ usH9035
  6. וְ/אֶת\־ve./'Etand/ <obj.>H853
  7. בְּנֹתֵ֖י/נוּbe.no.Tei./nudaughters/ ourH1323
  8. תִּקְח֥וּtik.Chuyou will takeH3947
  9. לָ/כֶֽם\׃la./Khemfor <the>/ yourselvesH9036
10
  1. וְ/אִתָּ֖/נוּve./'i.Ta./nuand/ with/ usH854
  2. תֵּשֵׁ֑בוּte.She.vuyou will dwellH3427
  3. וְ/הָ/אָ֙רֶץ֙ve./ha./'A.retzand/ the/ landH776
  4. תִּהְיֶ֣הtih.Yehit will beH1961
  5. לִ/פְנֵי/כֶ֔םli/f.nei./Khem<to>/ before/ youH6440
  6. שְׁבוּ֙she.VudwellH3427
  7. וּ/סְחָר֔וּ/הָu./se.cha.Ru./haand/ go about in/ itH5503
  8. וְ/הֵֽאָחֲז֖וּve./he.'a.cha.Zuand/ have possessionsH270
  9. בָּֽ/הּ\׃Ba/hin <the>/ itH9034
11
  1. וַ/יֹּ֤אמֶרva/i.Yo.merand/ he saidH559
  2. שְׁכֶם֙she.KhemShechemH7927
  3. אֶל\־'el-toH413
  4. אָבִ֣י/ה'a.Vi/hfather/ herH1
  5. וְ/אֶל\־ve./'el-and/ toH413
  6. אַחֶ֔י/הָ'a.Chei./habrothers/ herH251
  7. אֶמְצָא\־'em.tza'-let me findH4672
  8. חֵ֖ןchenfavorH2580
  9. בְּ/עֵינֵי/כֶ֑םbe./'ei.nei./Khemin/ view/ yourH5869
  10. וַ/אֲשֶׁ֥רva./'a.Sherand/ [that] whichH834
  11. תֹּאמְר֛וּto.me.Ruyou will sayH559
  12. אֵלַ֖/י'e.La/ito/ meH413
  13. אֶתֵּֽן\׃'e.TenI will giveH5414
12
  1. הַרְבּ֨וּhar.BuincreaseH7235
  2. עָלַ֤/י'a.La/ion/ meH5921
  3. מְאֹד֙me.'OdexceedinglyH3966
  4. מֹ֣הַרMo.hara bride priceH4119
  5. וּ/מַתָּ֔ןu./ma.Tanand/ a giftH4976
  6. וְ/אֶ֨תְּנָ֔הve./'E.te.Nahso/ let me give [it]H5414
  7. כַּ/אֲשֶׁ֥רka./'a.Sherjust/ asH834
  8. תֹּאמְר֖וּto.me.Ruyou will sayH559
  9. אֵלָ֑/י'e.La/ito/ meH413
  10. וּ/תְנוּ\־u./te.nu-and/ giveH5414
  11. לִ֥/יl/ito <the>/ meH9030
  12. אֶת\־'et-<obj.>H853
  13. הַֽ/נַּעֲרָ֖ha./na.'a.Rathe/ girlH5291
  14. לְ/אִשָּֽׁה\׃le./'i.Shahto/ a wifeH802
13
  1. וַ/יַּעֲנ֨וּva/i.ya.'a.Nuand/ they answeredH6030
  2. בְנֵֽי\־ve.nei-H1121
  3. יַעֲקֹ֜בya.'a.KoJacobH3290
  4. אֶת\־'et-<obj.>H853
  5. שְׁכֶ֨םshe.KhemShechemH7927
  6. וְ/אֶת\־ve./'Etand/ <obj.>H853
  7. חֲמ֥וֹרcha.MorHamorH2544
  8. אָבִ֛י/ו'a.Vi/vfather/ hisH1
  9. בְּ/מִרְמָ֖הbe./mir.Mahwith/ deceitH4820
  10. וַ/יְדַבֵּ֑רוּva/y.da.Be.ruand/ they spokeH1696
  11. אֲשֶׁ֣ר'a.SherthatH834
  12. טִמֵּ֔אti.Me'he had defiledH2930
  13. אֵ֖ת'et<obj.>H853
  14. דִּינָ֥הdi.NahDinahH1783
  15. אֲחֹתָֽ/ם\׃'a.cho.Ta/msister/ theirH269
14
  1. וַ/יֹּאמְר֣וּva/i.yo.me.Ruand/ they saidH559
  2. אֲלֵי/הֶ֗ם'a.lei./Hemto/ themH413
  3. לֹ֤אlo'notH3808
  4. נוּכַל֙nu.Khalwe are ableH3201
  5. לַ/עֲשׂוֹת֙la./'a.soTto/ doH6213
  6. הַ/דָּבָ֣רha./da.Varthe/ thingH1697
  7. הַ/זֶּ֔הha./Zeh<the>/ thisH2088
  8. לָ/תֵת֙la./Tetto/ giveH5414
  9. אֶת\־'et-<obj.>H853
  10. אֲחֹתֵ֔/נוּ'a.cho.Te./nusister/ ourH269
  11. לְ/אִ֖ישׁle./'Ishto/ a manH376
  12. אֲשֶׁר\־'a.Sher-whomH834
  13. ל֣/וֹl/oH9033
  14. עָרְלָ֑ה'a.re.Laha foreskinH6190
  15. כִּֽי\־ki-forH3588
  16. חֶרְפָּ֥הcher.PahH2781
  17. הִ֖ואhi'itH1931
  18. לָֽ/נוּ\׃La./nuto <the>/ usH9035
15
  1. אַךְ\־'akh-onlyH389
  2. בְּ/זֹ֖אתbe./Zotin/ thisH2063
  3. נֵא֣וֹתne.'otwe will agreeH225
  4. לָ/כֶ֑םla./Khemto <the>/ youH9036
  5. אִ֚ם'imifH518
  6. תִּהְי֣וּtih.Yuyou will beH1961
  7. כָמֹ֔/נוּkha.Mo./nulike/ usH3644
  8. לְ/הִמֹּ֥לle./hi.Molby/ being circumcisedH4135
  9. לָ/כֶ֖םla./Khemof/ youH9036
  10. כָּל\־kol-everyH3605
  11. זָכָֽר\׃za.KharmaleH2145
16
  1. וְ/נָתַ֤נּוּve./na.Ta.nuand/ we will giveH5414
  2. אֶת\־'et-<obj.>H853
  3. בְּנֹתֵ֙י/נוּ֙be.no.Tei./nudaughters/ ourH1323
  4. לָ/כֶ֔םla./Khemto <the>/ youH9036
  5. וְ/אֶת\־ve./'Etand/ <obj.>H853
  6. בְּנֹתֵי/כֶ֖םbe.no.tei./Khemdaughters/ yourH1323
  7. נִֽקַּֽח\־ni.kach-we will takeH3947
  8. לָ֑/נוּLa./nufor <the>/ ourselvesH9035
  9. וְ/יָשַׁ֣בְנוּve./ya.Shav.nuand/ we will dwellH3427
  10. אִתְּ/כֶ֔ם'i.te./Khemwith/ youH854
  11. וְ/הָיִ֖ינוּve./ha.Yi.nuand/ we will becomeH1961
  12. לְ/עַ֥םle./'Am<into>/ a peopleH5971
  13. אֶחָֽד\׃'e.ChadoneH259
17
  1. וְ/אִם\־ve./'im-and/ ifH518
  2. לֹ֧אlo'notH3808
  3. תִשְׁמְע֛וּtish.me.'Uyou will listenH8085
  4. אֵלֵ֖י/נוּ'e.Lei./nuto/ usH413
  5. לְ/הִמּ֑וֹלle./hi.Molby/ being circumcisedH4135
  6. וְ/לָקַ֥חְנוּve./la.Kach.nuand/ we will takeH3947
  7. אֶת\־'et-<obj.>H853
  8. בִּתֵּ֖/נוּbi.Te./nudaughter/ ourH1323
  9. וְ/הָלָֽכְנוּ\׃ve./ha.La.khe.nuand/ we will goH1980
18
  1. וַ/יִּֽיטְב֥וּva/i.yi.te.Vuand/ they were goodH3190
  2. דִבְרֵי/הֶ֖םdiv.rei./Hemwords/ theirH1697
  3. בְּ/עֵינֵ֣יbe./'ei.Neiin/ [the] eyes ofH5869
  4. חֲמ֑וֹרcha.MorHamorH2544
  5. וּ/בְ/עֵינֵ֖יu./ve./'ei.Neiand/ in/ [the] eyes ofH5869
  6. שְׁכֶ֥םshe.KhemShechemH7927
  7. בֶּן\־ben-H1121
  8. חֲמֽוֹר\׃cha.MorHamorH2544
19
  1. וְ/לֹֽא\־ve./lo'-and/ notH3808
  2. אֵחַ֤ר'e.Charhe delayedH309
  3. הַ/נַּ֙עַר֙ha./Na.'arthe/ young manH5288
  4. לַ/עֲשׂ֣וֹתla./'a.Sotto/ doH6213
  5. הַ/דָּבָ֔רha./da.Varthe/ thingH1697
  6. כִּ֥יkiforH3588
  7. חָפֵ֖ץcha.Fetzhe delightedH2654
  8. בְּ/בַֽת\־be./vat-in/ [the] daughter ofH1323
  9. יַעֲקֹ֑בya.'a.KoJacobH3290
  10. וְ/ה֣וּאve./Hu'and/ heH1931
  11. נִכְבָּ֔דnikh.BadH3513
  12. מִ/כֹּ֖לmi./Kolmore than/ allH3605
  13. בֵּ֥יתbeitH1004
  14. אָבִֽי/ו\׃'a.Vi/vfather/ hisH1
20
  1. וַ/יָּבֹ֥אva/i.ya.Vo'and/ he wentH935
  2. חֲמ֛וֹרcha.MorHamorH2544
  3. וּ/שְׁכֶ֥םu./she.Khemand/ ShechemH7927
  4. בְּנ֖/וֹbe.N/oson/ hisH1121
  5. אֶל\־'el-toH413
  6. שַׁ֣עַרSha.'arH8179
  7. עִירָ֑/ם'i.Ra/mcity/ theirH5892
  8. וַֽ/יְדַבְּר֛וּva/y.da.be.Ruand/ they spokeH1696
  9. אֶל\־'el-toH413
  10. אַנְשֵׁ֥י'an.SheiH582
  11. עִירָ֖/ם'i.Ra/mcity/ theirH5892
  12. לֵ/אמֹֽר\׃le./Mor<to>/ sayingH559
21
  1. הָ/אֲנָשִׁ֨יםha./'a.na.Shimthe/ menH582
  2. הָ/אֵ֜לֶּהha./'E.leh<the>/ theseH428
  3. שְֽׁלֵמִ֧יםshe.le.MimH8003
  4. הֵ֣םhemtheyH1992
  5. אִתָּ֗/נוּ'i.Ta./nuwith/ usH854
  6. וְ/יֵשְׁב֤וּve./ye.she.Vuand/ let them dwellH3427
  7. בָ/אָ֙רֶץ֙va./'A.retzin the/ landH776
  8. וְ/יִסְחֲר֣וּve./yis.cha.Ruand/ let them go about inH5503
  9. אֹתָ֔/הּ'o.Ta/h<obj.>/ itH853
  10. וְ/הָ/אָ֛רֶץve./ha./'A.retzand/ the/ landH776
  11. הִנֵּ֥הhi.Nehthere!H2009
  12. רַֽחֲבַת\־ra.cha.vat-H7342
  13. יָדַ֖יִםya.Da.yimboth handsH3027
  14. לִ/פְנֵי/הֶ֑םli/f.nei./Hem<to>/ before/ themH6440
  15. אֶת\־'et-<obj.>H853
  16. בְּנֹתָ/ם֙be.no.Ta/mdaughters/ theirH1323
  17. נִקַּֽח\־ni.kach-we will takeH3947
  18. לָ֣/נוּLa./nufor <the>/ ourselvesH9035
  19. לְ/נָשִׁ֔יםle./na.Shimto/ wivesH802
  20. וְ/אֶת\־ve./'Etand/ <obj.>H853
  21. בְּנֹתֵ֖י/נוּbe.no.Tei./nudaughters/ ourH1323
  22. נִתֵּ֥ןni.Tenwe will giveH5414
  23. לָ/הֶֽם\׃la./Hemto <the>/ themH9038
22
  1. אַךְ\־'akh-onlyH389
  2. בְּ֠/זֹאתBe./zotin/ thisH2063
  3. יֵאֹ֨תוּye.'O.tuthey will agreeH225
  4. לָ֤/נוּLa./nuto <the>/ usH9035
  5. הָ/אֲנָשִׁים֙ha./'a.na.Shimthe/ menH582
  6. לָ/שֶׁ֣בֶתla./She.vetto/ dwellH3427
  7. אִתָּ֔/נוּ'i.Ta./nuwith/ usH854
  8. לִ/הְי֖וֹתli/h.Yotto/ becomeH1961
  9. לְ/עַ֣םle./'Am<into>/ a peopleH5971
  10. אֶחָ֑ד'e.ChadoneH259
  11. בְּ/הִמּ֥וֹלbe./hi.Molwhen/ has been circumcisedH4135
  12. לָ֙/נוּ֙la./nuof/ usH9035
  13. כָּל\־kol-everyH3605
  14. זָכָ֔רza.KharmaleH2145
  15. כַּ/אֲשֶׁ֖רka./'a.Sherjust/ asH834
  16. הֵ֥םhemtheyH1992
  17. נִמֹּלִֽים\׃ni.mo.LimH4135
23
  1. מִקְנֵ/הֶ֤םmik.ne./Hemlivestock/ theirH4735
  2. וְ/קִנְיָנָ/ם֙ve./kin.ya.Na/mand/ possession[s]/ theirH7075
  3. וְ/כָל\־ve./kholand/ allH3605
  4. בְּהֶמְתָּ֔/םbe.hem.Ta/manimal[s]/ theirH929
  5. הֲ/ל֥וֹאha./Lo'¿/ notH3808
  6. לָ֖/נוּLa./nuH9035
  7. הֵ֑םHemH1992
  8. אַ֚ךְ'akhonlyH389
  9. נֵא֣וֹתָהne.'o.tahlet us agreeH225
  10. לָ/הֶ֔םla./Hemwith <the>/ themH9038
  11. וְ/יֵשְׁב֖וּve./ye.she.Vuand/ let them dwellH3427
  12. אִתָּֽ/נוּ\׃'i.Ta./nuwith/ usH854
24
  1. וַ/יִּשְׁמְע֤וּva/i.yish.me.'Uand/ they listenedH8085
  2. אֶל\־'el-toH413
  3. חֲמוֹר֙cha.mOrHamorH2544
  4. וְ/אֶל\־ve./'el-and/ toH413
  5. שְׁכֶ֣םshe.KhemShechemH7927
  6. בְּנ֔/וֹbe.N/oson/ hisH1121
  7. כָּל\־kol-allH3605
  8. יֹצְאֵ֖יyo.tze.'EiH3318
  9. שַׁ֣עַרSha.'arH8179
  10. עִיר֑/וֹi.R/ocity/ hisH5892
  11. וַ/יִּמֹּ֙לוּ֙va/i.yi.Mo.luand/ they were circumcisedH4135
  12. כָּל\־kol-everyH3605
  13. זָכָ֔רza.KharmaleH2145
  14. כָּל\־kol-allH3605
  15. יֹצְאֵ֖יyo.tze.'EiH3318
  16. שַׁ֥עַרSha.'arH8179
  17. עִירֽ/וֹ\׃i.R/ocity/ hisH5892
25
  1. וַ/יְהִי֩va/y.Hiand/ it wasH1961
  2. בַ/יּ֨וֹםva/i.Yomon the/ dayH3117
  3. הַ/שְּׁלִישִׁ֜יha./she.li.Shi<the>/ thirdH7992
  4. בִּֽ/הְיוֹתָ֣/םbi/h.yo.Ta/mwhen/ were/ theyH1961
  5. כֹּֽאֲבִ֗יםko.'a.Vimin painH3510
  6. וַ/יִּקְח֣וּva/i.yik.Chuand/ they tookH3947
  7. שְׁנֵֽי\־she.nei-two ofH8147
  8. בְנֵי\־ve.nei-H1121
  9. יַ֠עֲקֹבya.'a.koJacobH3290
  10. שִׁמְע֨וֹןshim.'onSimeonH8095
  11. וְ/לֵוִ֜יve./le.Viand/ LeviH3878
  12. אֲחֵ֤י'a.CheiH251
  13. דִינָה֙di.NahDinahH1783
  14. אִ֣ישׁ'isheachH376
  15. חַרְבּ֔/וֹchar.B/osword/ hisH2719
  16. וַ/יָּבֹ֥אוּva/i.ya.Vo.'uand/ they wentH935
  17. עַל\־'al-onH5921
  18. הָ/עִ֖ירha./'Irthe/ cityH5892
  19. בֶּ֑טַחBe.tachsecurityH983
  20. וַ/יַּֽהַרְג֖וּva/i.ya.har.Guand/ they killedH2026
  21. כָּל\־kol-everyH3605
  22. זָכָֽר\׃za.KharmaleH2145
26
  1. וְ/אֶת\־ve./'Etand/ <obj.>H853
  2. חֲמוֹר֙cha.mOrHamorH2544
  3. וְ/אֶת\־ve./'Etand/ <obj.>H853
  4. שְׁכֶ֣םshe.KhemShechemH7927
  5. בְּנ֔/וֹbe.N/oson/ hisH1121
  6. הָרְג֖וּha.re.Guthey slewH2026
  7. לְ/פִי\־le./fi-to/ [the] mouth ofH6310
  8. חָ֑רֶבCha.revH2719
  9. וַ/יִּקְח֧וּva/i.yik.Chuand/ they tookH3947
  10. אֶת\־'et-<obj.>H853
  11. דִּינָ֛הdi.NahDinahH1783
  12. מִ/בֵּ֥יתmi./Beitfrom/ [the] house ofH1004
  13. שְׁכֶ֖םshe.KhemShechemH7927
  14. וַ/יֵּצֵֽאוּ\׃va/i.ye.Tze.'uand/ they went outH3318
27
  1. בְּנֵ֣יbe.NeiH1121
  2. יַעֲקֹ֗בya.'a.KoJacobH3290
  3. בָּ֚אוּBa.'uthey cameH935
  4. עַל\־'al-onH5921
  5. הַ֣/חֲלָלִ֔יםha./cha.la.Limthe/ [ones] slainH2491
  6. וַ/יָּבֹ֖זּוּva/i.ya.Vo.zuand/ they plunderedH962
  7. הָ/עִ֑ירha./'Irthe/ cityH5892
  8. אֲשֶׁ֥ר'a.SherthatH834
  9. טִמְּא֖וּti.me.'Upeople had defiledH2930
  10. אֲחוֹתָֽ/ם\׃'a.cho.Ta/msister/ theirH269
28
  1. אֶת\־'et-<obj.>H853
  2. צֹאנָ֥/םtzo.Na/mflock[s]/ theirH6629
  3. וְ/אֶת\־ve./'Etand/ <obj.>H853
  4. בְּקָרָ֖/םbe.ka.Ra/mherd[s]/ theirH1241
  5. וְ/אֶת\־ve./'Etand/ <obj.>H853
  6. חֲמֹרֵי/הֶּ֑םcha.mo.rei./Hemdonkeys/ theirH2543
  7. וְ/אֵ֧תve./'Etand/ <obj.>H853
  8. אֲשֶׁר\־'a.Sher-H834
  9. בָּ/עִ֛ירba./'IrH5892
  10. וְ/אֶת\־ve./'Etand/ <obj.>H853
  11. אֲשֶׁ֥ר'a.SherH834
  12. בַּ/שָּׂדֶ֖הba./sa.DehH7704
  13. לָקָֽחוּ\׃la.Ka.chuthey tookH3947
29
  1. וְ/אֶת\־ve./'Etand/ <obj.>H853
  2. כָּל\־kol-allH3605
  3. חֵילָ֤/םchei.La/mwealth/ theirH2428
  4. וְ/אֶת\־ve./'Etand/ <obj.>H853
  5. כָּל\־kol-allH3605
  6. טַפָּ/ם֙ta.Pa/mlittle one[s]/ theirH2945
  7. וְ/אֶת\־ve./'Etand/ <obj.>H853
  8. נְשֵׁי/הֶ֔םne.shei./Hemwives/ theirH802
  9. שָׁב֖וּsha.Vuthey took captiveH7617
  10. וַ/יָּבֹ֑זּוּva/i.ya.Vo.zuand/ they plunderedH962
  11. וְ/אֵ֖תve./'Etand/ <obj.>H853
  12. כָּל\־kol-allH3605
  13. אֲשֶׁ֥ר'a.SherthatH834
  14. בַּ/בָּֽיִת\׃ba./Ba.yitH1004
30
  1. וַ/יֹּ֨אמֶרva/i.Yo.merand/ he saidH559
  2. יַעֲקֹ֜בya.'a.KoJacobH3290
  3. אֶל\־'el-toH413
  4. שִׁמְע֣וֹןshim.'onSimeonH8095
  5. וְ/אֶל\־ve./'el-and/ toH413
  6. לֵוִי֮le.ViLeviH3878
  7. עֲכַרְתֶּ֣ם'a.khar.Temyou have troubledH5916
  8. אֹתִ/י֒'o.T/i<obj.>/ meH853
  9. לְ/הַבְאִישֵׁ֙/נִי֙le./hav.'i.She./niby/ making odious/ meH887
  10. בְּ/יֹשֵׁ֣בbe./yo.Shevamong/ [the] inhabitant[s] ofH3427
  11. הָ/אָ֔רֶץha./'A.retzthe/ landH776
  12. בַּֽ/כְּנַעֲנִ֖יba./ke.na.'a.Niamong the/ Canaanite[s]H3669
  13. וּ/בַ/פְּרִזִּ֑יu./va/p.pe.ri.Ziand/ among the/ Perizzite[s]H6522
  14. וַ/אֲנִי֙va./'a.Niand/ IH589
  15. מְתֵ֣יme.TeiH4962
  16. מִסְפָּ֔רmis.ParnumberH4557
  17. וְ/נֶאֶסְפ֤וּve./ne.'es.Fuand/ they will gatherH622
  18. עָלַ/י֙'a.La/ion/ meH5921
  19. וְ/הִכּ֔וּ/נִיve./hi.Ku./niand/ they will attack/ meH5221
  20. וְ/נִשְׁמַדְתִּ֖יve./nish.mad.Tiand/ I will be destroyedH8045
  21. אֲנִ֥י'a.NiIH589
  22. וּ/בֵיתִֽ/י\׃u./vei.T/iand/ household/ myH1004
31
  1. וַ/יֹּאמְר֑וּva/i.yo.me.Ruand/ they saidH559
  2. הַ/כְ/זוֹנָ֕הha/kh./zo.Nah¿/ like/ a prostituteH2181
  3. יַעֲשֶׂ֖הya.'a.Sehwill he useH6213
  4. אֶת\־'et-<obj.>H853
  5. אֲחוֹתֵֽ/נוּ\׃\ \פ'a.cho.Te./nusister/ ourH269

View the full Hebrew interlinear for Genesis 34 →

Strong's words in Genesis 34 (6)
Strong's H1323 — בַּת\־ (bat-)
[the] daughter of. Appears 14 times in Genesis 34.
Strong's H3290 — לְ/יַעֲקֹ֑ב (le./ya.'a.Ko)
to/ Jacob. Appears 12 times in Genesis 34.
Strong's H1121 — בֶּן\־ (ben-)
[the] son of. Appears 11 times in Genesis 34.
Strong's H3605 — כָּל\־ (kol-)
every. Appears 11 times in Genesis 34.
Strong's H7927 — שְׁכֶ֧ם (she.Khem)
Shechem. Appears 11 times in Genesis 34.
Strong's H2544 — חֲמ֛וֹר (cha.Mor)
Hamor. Appears 10 times in Genesis 34.

Browse the full Strong's concordance →

0:00 0:00

Video Bible

Loading video...

Scripture video provided by Faith Comes By Hearing

🌐 Select Language

2548 Bibles in 2203 Languages

Select Translation

Congratulations!

You completed the book of Matthew!

Points Earned +280
28 Chapters
15% NT Progress