Skip to content

A little app tip

Back and forward, in one button

The back arrow at the bottom of the app can take you in either direction.

Tap the arrowGo back
Press and holdGo forward

Hold briefly, then release. Forward is available after you have gone back. You can also use Shift+Enter on a keyboard.

Add your phone number?

Optional. Nothing is sent unless you choose it.

Audio Bible
The Historic Faith

Chapter Isaiah 5 Language Somali Bible ID SOMSIM Label SIM Catalog Somali - Society for International Ministries, 2008 (OT - non drama Theovision, NT - Drama FCBH) Available audio Coverage Old and New Testament

Select Translation

1 Aan gacaliyahayga ugu gabyo gacaliyahayga gabaygiisa oo ku saabsan beertiisa canabka ah. Gacaliyahaygu wuxuu beer canab ah ku lahaa kur barwaaqaysan.
2 Oo wuxuu hareereheeda ka qoday god, oo dagaxyadii ku jirayna wuu ka saaray, markaasuu ku dhex beeray geedcanabka ugu wanaagsan, oo dhexdeedana wuxuu ka dhisay munaarad, oo weliba wuxuu dhexdeeda ka sameeyey god macsareed, oo wuxuu ka sugayay in midho canab ka soo baxaan, laakiinse waxaa ka soo baxay kuwa xunxun.
3 Haddaba, dadka Yeruusaalem deggan iyo dadka Yahuudahow, waxaan idinka baryayaa inaad aniga iyo beertayda canabka ah noo kala gar qaybisaan.
4 Bal maxaa kaloo beertayda loo samayn karay oo aanan u samayn? Maxayse markaan ka sugayay inay midho canab ka soo baxaan kuwa xunxun uga soo baxeen?
5 Haddaba waxaan idiin sheegayaa waxaan beertayda canabka ah ku samayn doono: heeraarkeeda waan ka qaadi doonaa, oo dhammaanteed way baabbi'i doontaa, oo deyrkeedana waan dumin doonaa, oo waa lagu joogjoogsan doonaa,
6 oo iyada waxaan ka dhigi doonaa baabba' oo lama gooyn doono, lamana xagaafi doono, laakiinse waxaa ka soo bixi doona yamaarug iyo qodxan, oo weliba daruurahana waan ku amri doonaa inayan roob ku soo dayn.
7 Waayo, Rabbiga ciidammada beercanabkiisu waa dadka Israa'iil, oo dadka Yahuudahna waa geedkuu ku farxo, oo wuxuu ka sugayay caddaalad, laakiinse bal eega, waxaa ka soo baxay dhiigdaadasho oo wuxuu ka sugayay xaqnimo, laakiinse bal eega, waxaa ka soo baxay qaylo.
8 Hoog waxaa leh kuwa guriba guri ku dhejiya oo beerna beer kale ku dara ilaa meel la waayo oo ay keli ahaantood dhulka dhexdiisa degaan.
9 Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, oo aan anigu dhegahayga ku maqlay, Sida runta ah guryo badan baa cidloobi doona, oo xataa kuwa waaweyn oo quruxda badanina waxay ahaan doonaan cidla aan qofna degganayn.
10 Oo weliba toban tacab oo beer canab ahu waxay dhali doonaan qiyaas bad la yidhaahdo oo keliya, oo xomeer muggiis oo iniino ahuna wuxuu dhali doonaa in eefaah qaadi karo.
11 Hoog waxaa leh kuwa aroor hore u kaca si ay wax lagu sakhraamo u daba galaan, oo haddana ilaa habeenkii ku sii raaga ilaa uu khamrigu ololiyo!
12 Diyaafadahooda waxaa yaal kataarad iyo shareerad, iyo daf iyo biibiile, iyo khamri, laakiinse iyagu kama fiirsadaan shuqulka Rabbiga, kamana fikiraan waxyaalihii ay gacmihiisu sameeyeen.
13 Haddaba sidaas daraaddeed dadkaygii waxaa loo kaxaystay maxaabbiis ahaan, maxaa yeelay, aqoon ma laha, oo raggoodii sharafta lahaa way gaajoodeen, dadkoodii badnaana oon bay la gubteen.
14 Haddaba sidaas daraaddeed She'ool calooshiisii buu isballaadhiyey, oo afkiisiina qiyaasla'aan buu u kala qaaday, oo kuwooda haybadda leh, iyo dadkooda badan, iyo kuwooda buuqa, iyo ku alla koodii reyreeyaba isagay hoos ugu dhaadhacaan.
15 Oo ninka hoose baa la soo dejin doonaa, oo ninka weynna waa la hoosaysiin doonaa, oo kuwa isla weyn indhahooda waa la hoosaysiin doonaa,
16 laakiinse Rabbiga ciidammada caddaalad baa lagu sarraysiin doonaa, oo Ilaaha quduuska ahna waxaa quduus loogu tirin doonaa xaqnimo.
17 Oo markaasay baraarku daaqsintooda ikhtiyaar u daaqi doonaan, oo kuwii barwaaqaysnaana meelahooda baabba'ay waxaa cuni doona shisheeyayaal.
18 Hoog waxaa leh kuwa xumaanta ku soo jiita xadhkaha aan waxba tarayn, oo dembigana ku soo jiita jaraha gaadhiga oo kale,
19 kuwaasoo yidhaahda, Isagu ha soo dhaqsado, oo shuqulkiisana ha soo deddejiyo, si aannu u aragno aawadeed, oo Kan Quduuska ah oo reer binu Israa'iil taladiisuna ha soo dhowaato oo ha timaado, si aannu iyada u aqoonsanno aawadeed!
20 Hoog waxaa leh kuwa sharka yidhaahda waa wanaag, wanaagna yidhaahda waa shar, oo gudcurkana iftiin ku beddela, iftiinkana gudcur ku beddela, oo qadhaadhkana macaan ku beddela, macaankana qadhaadh ku beddela.
21 Hoog waxaa leh kuwa isla caqliga badan ee isla miyirka badan!
22 Hoog waxaa leh kuwa u xoogga badan inay khamri cabbaan, iyo dadka u itaalka weyn inay qasaan wax lagu sakhraamo,
23 kuwaasoo kan sharka leh xaq ka dhiga laaluush aawadiis, oo ka xaqa ahna xaqiisa ka qaada!
24 Haddaba sidaas daraaddeed sida carrabka dabku xaabka u gubo, oo uu cawskuna ololka ugu dhammaado ayaa xididkoodu u xumaan doonaa, oo ubaxooduna wuxuu u duuli doonaa sida boodh oo kale, maxaa yeelay, waxay diideen sharcigii Rabbiga ciidammada, oo waxay quudhsadeen Kan Quduuska ah oo reer binu Israa'iil eraygiisii.
25 Haddaba sidaas daraaddeed ayaa cadhadii Rabbigu dadkiisa ugu oloshay, oo wuxuu iyaga ku soo fidiyey gacantiisii, wax buuna ku dhuftay, oo buurihiina way wada gariireen, oo meydadkoodiina jidadkay dhex daadsanaayeen sida qashin oo kale, hase ahaatee cadhadiisa kama uu sii jeedin, laakiinse gacantiisu weli way sii fidsan tahay.
26 Oo isna meel fog ayuu calan uga taagi doonaa quruumaha, oo wuxuu iyaga uga foodhyi doonaa dhulka dhammaadkiisa, oo bal eega, dhaqsay u iman doonaan.
27 Midkoodna ma daali doono, mana kufi doono, oo midkoodna ma gam'i doono, mana seexan doono, dhex-xidhkuna ma furmi doono, yeelmaha kabahooduna ma go'i doono.
28 Fallaadhahoodu waa af miidhan, oo qaansooyinkooda oo dhammuna waa wada xodan yihiin, oo qoobabka fardahoodana waxaa la moodaa sida dhagaxmadow oo kale, oo giraangirahooduna waa sida cirwareenta oo kale,
29 oo cidoodu waxay ahaan doontaa sida gool cideed, oo waxay u ciyi doonaan sida libaaxyo yaryar oo kale; hubaal way ciyi doonaan, wayna qabsan doonaan waxay ugaadhsanayaan, oo si ammaan ah ayay u qaadan doonaan, oo ciduna kama samatabbixin doonto.
30 Oo maalintaas waxay iyaga ugu gurxami doonaan sida gurxanka badda; oo haddii dalka la eegana waxaa ka muuqda gudcur iyo cidhiidhi, oo iftiinkuna waa ku dhex madoobaaday daruurihii.
Chapter information and study resources

Listen to Isaiah 5 with verse-by-verse audio highlighting.

Study tools for Isaiah 5

Cross-references, Hebrew word study, and what the Early Church wrote about Isaiah 5. Tap any section to expand — or right-click any verse for the full interactive study panel.

Isaiah 5 study resources: word-by-word Hebrew interlinear with Strong's numbers, 2 cross-references, 1 Early-Church citation.

Cross-references in Isaiah 5 (2)

See the full cross-reference index →

Hebrew interlinear — Isaiah 5:1–30 (383 words)
1
  1. אָשִׁ֤ירָהʾāšîrâshiyr: to singH7891
  2. נָּא֙nāʾna': added mostly to verbs (in the Imperative or Future), or to interjections, occasionally to an adverb or conjunctionH4994
  3. לִֽידִידִ֔יlîdîdîydiyd: lovedH3039
  4. שִׁירַ֥תšîratshiyr: a song; abstractly, singingH7892
  5. דּוֹדִ֖יdôdîdowd: (figuratively) to love; (by implication) a love-token, lover, friendH1730
  6. לְכַרְמ֑וֹlĕkarmôkerem: a garden or vineyardH3754
  7. כֶּ֛רֶםkeremkerem: a garden or vineyardH3754
  8. הָיָ֥הhāyâhayah: to exist; to be or becomeH1961
  9. לִֽידִידִ֖יlîdîdîydiyd: lovedH3039
  10. בְּקֶ֥רֶןbĕqerenqeren: a horn (as projecting); (by implication) a flask, cornetH7161
  11. בֶּןbenben: a son (as a builder of the family name), in the widest sense (of literal and figurative relationship, including...H1121
  12. שָֽׁמֶן׃šāmenshemen: grease, especially liquid (as from the olive, often perfumed)H8081
2
  1. וַֽיְעַזְּקֵ֣הוּwayʿazzĕqēhû`azaq: to grub overH5823
  2. וַֽיְסַקְּלֵ֗הוּwaysaqqĕlēhûcaqal: (properly) to be weighty; but used only in the sense of lapidation or its contrary (as if a delapidation)H5619
  3. וַיִּטָּעֵ֙הוּ֙wayyiṭṭāʿēhûnata`: (properly) to strike in, i.e. fix; specifically, to plant (literally or figuratively)H5193
  4. שֹׂרֵ֔קśōrēqsoreq: a vine stock (properly, one yielding purple grapes, the richest variety)H8321
  5. וַיִּ֤בֶןwayyibenbanah: to build (literally and figuratively)H1129
  6. מִגְדָּל֙migdālmigdal: a tower (from its size or height); by analogy, a rostrumH4026
  7. בְּתוֹכ֔וֹbĕtôkôtavek: a bisection; (by implication) the centreH8432
  8. וְגַםwĕgamgam: (properly) assemblage; used only adverbially also, even, yea, thoughH1571
  9. יֶ֖קֶבyeqebyeqeb: a trough (as dug out); specifically, a wine-vat (whether the lower one, into which the juice drainsH3342
  10. חָצֵ֣בḥāṣēbchatsab: to cut or carve (wood, stone or other material)H2672
  11. בּ֑וֹbô
  12. וַיְקַ֛וwayqǎwqavah: to bind together (perhaps by twisting), i.e. collectH6960
  13. לַעֲשׂ֥וֹתlaʿăśôt`asah: to do or make, in the broadest sense and widest application (as follows)H6213
  14. עֲנָבִ֖יםʿănābîm`enab: a grapeH6025
  15. וַיַּ֥עַשׂwayyaʿaś`asah: to do or make, in the broadest sense and widest application (as follows)H6213
  16. בְּאֻשִֽׁים׃bĕʾušîmb'ushiym: poison-berriesH891
3
  1. וְעַתָּ֛הwĕʿattâ`attah: at this time, whether adverb, conjunction or expletiveH6258
  2. יוֹשֵׁ֥בyôšēbyashab: (properly) to sit down (specifically as judge. in ambush, in quiet)H3427
  3. יְרוּשָׁלִַ֖םyĕrûšālaimYruwshalaim: founded peaceful; Jerushalaim or Jerushalem, the capital city of IsraelH3389
  4. וְאִ֣ישׁwĕʾîšiysh: a man as an individual or a male personH376
  5. יְהוּדָ֑הyĕhûdâYhuwdah: celebrated; Jehudah (or Judah), the name of five IsraelitesH3063
  6. שִׁפְטוּšipṭûshaphat: to judge, i.e. pronounce sentence (for or against)H8199
  7. נָ֕אnāʾna': added mostly to verbs (in the Imperative or Future), or to interjections, occasionally to an adverb or conjunctionH4994
  8. בֵּינִ֖יbênîbeyn: a distinction; (but used only as a prep) between (repeated before each noun, often with other particles)H996
  9. וּבֵ֥יןûbênbeyn: a distinction; (but used only as a prep) between (repeated before each noun, often with other particles)H996
  10. כַּרְמִֽי׃karmîkerem: a garden or vineyardH3754
4
  1. מַהmamah: (properly, interrogative) what? (including how? why? when?)H4100
  2. לַּעֲשׂ֥וֹתlaʿăśôt`asah: to do or make, in the broadest sense and widest application (as follows)H6213
  3. עוֹד֙ʿôd`owd: (properly) iteration or continuance; used only adverbially (with or without preposition), again, repeatedly...H5750
  4. לְכַרְמִ֔יlĕkarmîkerem: a garden or vineyardH3754
  5. וְלֹ֥אwĕlōʾlo': (the simple or absolute negation) not; (by implication) noH3808
  6. עָשִׂ֖יתִיʿāśîtî`asah: to do or make, in the broadest sense and widest application (as follows)H6213
  7. בּ֑וֹbô
  8. מַדּ֧וּעַmaddûaʿmadduwa`: what (is) known?; (by implication, adverbially) why?H4069
  9. קִוֵּ֛יתִיqiwwêtîqavah: to bind together (perhaps by twisting), i.e. collectH6960
  10. לַעֲשׂ֥וֹתlaʿăśôt`asah: to do or make, in the broadest sense and widest application (as follows)H6213
  11. עֲנָבִ֖יםʿănābîm`enab: a grapeH6025
  12. וַיַּ֥עַשׂwayyaʿaś`asah: to do or make, in the broadest sense and widest application (as follows)H6213
  13. בְּאֻשִֽׁים׃bĕʾušîmb'ushiym: poison-berriesH891
5
  1. וְעַתָּה֙wĕʿattāh`attah: at this time, whether adverb, conjunction or expletiveH6258
  2. אוֹדִֽיעָהʾôdîʿâyada`: to know; (properly) to ascertain by seeingH3045
  3. נָּ֣אnāʾna': added mostly to verbs (in the Imperative or Future), or to interjections, occasionally to an adverb or conjunctionH4994
  4. אֶתְכֶ֔םʾetkemeth: (properly) self; (generally) used to point out the object of a verb (or preposition) more definitelyH853
  5. אֵ֛תʾēteth: (properly) self; (generally) used to point out the object of a verb (or preposition) more definitelyH853
  6. אֲשֶׁרʾăšeraher: who, which, what, that; (as adverb) when, where, howH834
  7. אֲנִ֥יʾănîaniy: IH589
  8. עֹשֶׂ֖הʿōśe`asah: to do or make, in the broadest sense and widest application (as follows)H6213
  9. לְכַרְמִ֑יlĕkarmîkerem: a garden or vineyardH3754
  10. הָסֵ֤רhāsērcuwr: to turn off (literal or figurative)H5493
  11. מְשׂוּכָּתוֹ֙mĕśûkkātômsuwkah: a hedgeH4881
  12. וְהָיָ֣הwĕhāyâhayah: to exist; to be or becomeH1961
  13. לְבָעֵ֔רlĕbāʿērba`ar: to kindle; to consume (by fire or by eating)H1197
  14. פָּרֹ֥ץpārōṣparats: to break out (in many applications, direct and indirect, literal and figurative)H6555
  15. גְּדֵר֖וֹgĕdērôgader: surrounded with a wall or rampart, a circumvallateH1447
  16. וְהָיָ֥הwĕhāyâhayah: to exist; to be or becomeH1961
  17. לְמִרְמָֽס׃lĕmirmāsmirmac: abasement (the act or the thing)H4823
6
  1. וַאֲשִׁיתֵ֣הוּwaʾăšîtēhûshiyth: to place (in a very wide application)H7896
  2. בָתָ֗הbātâbathah: desolationH1326
  3. לֹ֤אlōʾlo': (the simple or absolute negation) not; (by implication) noH3808
  4. יִזָּמֵר֙yizzāmērzamar: to trim (a vine)H2168
  5. וְלֹ֣אwĕlōʾlo': (the simple or absolute negation) not; (by implication) noH3808
  6. יֵעָדֵ֔רyēʿādēr`adar: to arrange, as a battle, a vineyard (to hoe)H5737
  7. וְעָלָ֥הwĕʿālâ`alah: to ascend, intransitively (be high) or actively (mount)H5927
  8. שָׁמִ֖ירšāmîrshamiyr: a thorn; (from its keenness for scratching) a gem, probably the diamondH8068
  9. וָשָׁ֑יִתwāšāyitshayith: scrub or trash, i.e. wild growth of weeds or briers (as if put on the field)H7898
  10. וְעַ֤לwĕʿal`al: above, over, upon, or against (yet always in this last relation with a downward aspect) in a great variety of...H5921
  11. הֶעָבִים֙heʿābîm`ab: (properly) an envelope, i.e. darkness (or density, 2 Chron. 4H5645
  12. אֲצַוֶּ֔הʾăṣawwetsavah: (intensively) to constitute, enjoinH6680
  13. מֵהַמְטִ֥ירmēhamṭîrmatar: to rainH4305
  14. עָלָ֖יוʿālāyw`al: above, over, upon, or against (yet always in this last relation with a downward aspect) in a great variety of...H5921
  15. מָטָֽר׃māṭārmatar: rainH4306
7
  1. כִּ֣יkîkiy: (by implication) very widely used as a relative conjunction or adverb (as below)H3588
  2. כֶ֜רֶםkeremkerem: a garden or vineyardH3754
  3. יְהוָ֤הyĕhwâYhovah: (the) self-Existent or Eternal; Jehovah, Jewish national name of GodH3068
  4. צְבָאוֹת֙ṣĕbāʾôttsaba': a mass of persons; (figuratively) a mass of thingsH6635
  5. בֵּ֣יתbêtbayith: a house (in the greatest variation of applications, especially family, etc.)H1004
  6. יִשְׂרָאֵ֔לyiśrāʾēlYisra'el: he will rule as God; Jisrael, a symbolical name of JacobH3478
  7. וְאִ֣ישׁwĕʾîšiysh: a man as an individual or a male personH376
  8. יְהוּדָ֔הyĕhûdâYhuwdah: celebrated; Jehudah (or Judah), the name of five IsraelitesH3063
  9. נְטַ֖עnĕṭaʿneta`: a plant; collectively, a plantationH5194
  10. שַׁעֲשׁוּעָ֑יוšaʿăšûʿāywsha`shua`: enjoymentH8191
  11. וַיְקַ֤וwayqǎwqavah: to bind together (perhaps by twisting), i.e. collectH6960
  12. לְמִשְׁפָּט֙lĕmišpāṭmishpat: (properly) a verdict (favorable or unfavorable) pronounced judicially, especially a sentence or formal decree...H4941
  13. וְהִנֵּ֣הwĕhinnēhinneh: lo!H2009
  14. מִשְׂפָּ֔חmiśpāḥmispach: slaughterH4939
  15. לִצְדָקָ֖הliṣdāqâtsdaqah: rightness (abstractly), subjectively (rectitude), objectively (justice), morally (virtue) or figuratively...H6666
  16. וְהִנֵּ֥הwĕhinnēhinneh: lo!H2009
  17. צְעָקָֽה׃ṣĕʿāqâtsa`aqah: a shriekH6818
8
  1. ה֗וֹיhôyhowy: oh!H1945
  2. מַגִּיעֵ֥יmaggîʿênaga`: (properly) to touch, i.e. lay the hand upon (for any purposeH5060
  3. בַ֙יִת֙bayitbayith: a house (in the greatest variation of applications, especially family, etc.)H1004
  4. בְּבַ֔יִתbĕbayitbayith: a house (in the greatest variation of applications, especially family, etc.)H1004
  5. שָׂדֶ֥הśādesadeh: a field (as flat)H7704
  6. בְשָׂדֶ֖הbĕśādesadeh: a field (as flat)H7704
  7. יַקְרִ֑יבוּyaqrîbûqarab: to approach (causatively, bring near) for whatever purposeH7126
  8. עַ֚דʿad`ad: (properly) a (peremptory) terminusH5704
  9. אֶ֣פֶסʾepesephec: cessation; an end (especially of the earth)H657
  10. מָק֔וֹםmāqômmaqowm: (properly) a standing, i.e. a spot; but used widely of a locality (general or specific)H4725
  11. וְהֽוּשַׁבְתֶּ֥םwĕhûšabtemyashab: (properly) to sit down (specifically as judge. in ambush, in quiet)H3427
  12. לְבַדְּכֶ֖םlĕbaddĕkembad: (properly) separation; (by implication) a part of the body, branch of a tree, bar for carryingH905
  13. בְּקֶ֥רֶבbĕqerebqereb: (properly) the nearest part, i.e. the center, whether literal, figurative or adverbial (especially with...H7130
  14. הָאָֽרֶץ׃hāʾāreṣerets: the earth (at large, or partitively a land)H776
9
  1. בְּאָזְנָ֖יbĕʾoznāyozen: broadness; (concretely) the ear (from its form in man)H241
  2. יְהוָ֣הyĕhwâYhovah: (the) self-Existent or Eternal; Jehovah, Jewish national name of GodH3068
  3. צְבָא֑וֹתṣĕbāʾôttsaba': a mass of persons; (figuratively) a mass of thingsH6635
  4. אִםʾimim: (used very widely as demonstrative) lo!; (interrogatively) whether?H518
  5. לֹ֞אlōʾlo': (the simple or absolute negation) not; (by implication) noH3808
  6. בָּתִּ֤יםbottîmbayith: a house (in the greatest variation of applications, especially family, etc.)H1004
  7. רַבִּים֙rabbîmrab: abundant (in quantity, size, age, number, rank, quality)H7227
  8. לְשַׁמָּ֣הlĕšammâshammah: ruin; (by implication) consternationH8047
  9. יִֽהְי֔וּyihĕyûhayah: to exist; to be or becomeH1961
  10. גְּדֹלִ֥יםgĕdōlîmgadowl: great (in any sense); (hence) olderH1419
  11. וְטוֹבִ֖יםwĕṭôbîmtowb: good (as an adjective) in the widest senseH2896
  12. מֵאֵ֥יןmēʾênayin: a non-entity; (generally) used as a negative particleH369
  13. יוֹשֵֽׁב׃yôšēbyashab: (properly) to sit down (specifically as judge. in ambush, in quiet)H3427
10
  1. כִּ֗יkîkiy: (by implication) very widely used as a relative conjunction or adverb (as below)H3588
  2. עֲשֶׂ֙רֶת֙ʿăśeret`eser: ten (as an accumulation to the extent of the digits)H6235
  3. צִמְדֵּיṣimdêtsemed: hence, an acre (i.e. day's task for a yoke of cattle to plough)H6776
  4. כֶ֔רֶםkeremkerem: a garden or vineyardH3754
  5. יַעֲשׂ֖וּyaʿăśû`asah: to do or make, in the broadest sense and widest application (as follows)H6213
  6. בַּ֣תbatbath: a bath or Hebrew measure (as a means of division) of liquidsH1324
  7. אֶחָ֑תʾeḥātechad: (properly) united, i.e. one; (as an ordinal) firstH259
  8. וְזֶ֥רַעwĕzeraʿzera`: seed; (figuratively) fruit, plant, sowing-time, posterityH2233
  9. חֹ֖מֶרḥōmerchomer: (properly) a bubbling up, i.e. of water, a waveH2563
  10. יַעֲשֶׂ֥הyaʿăśe`asah: to do or make, in the broadest sense and widest application (as follows)H6213
  11. אֵיפָֽה׃ʾêpâeyphah: an ephah or measure for grain; (hence) a measure in generalH374
11
  1. ה֛וֹיhôyhowy: oh!H1945
  2. מַשְׁכִּימֵ֥יmaškîmêshakam: (literally) to load up (on the back of man or beast)H7925
  3. בַבֹּ֖קֶרbabbōqerboqer: (properly) dawn (as the break of day); (generally) morningH1242
  4. שֵׁכָ֣רšēkārshekar: an intoxicant, i.e. intensely alcoholic liquorH7941
  5. יִרְדֹּ֑פוּyirdōpûradaph: to run after (usually with hostile intentH7291
  6. מְאַחֲרֵ֣יmĕʾaḥărêachar: to loiter (i.e. be behind); (by implication) to procrastinateH309
  7. בַנֶּ֔שֶׁףbannešepnesheph: (properly) a breeze; (by implication) dusk (when the evening breeze prevails)H5399
  8. יַ֖יִןyayinyayin: wine (as fermented); (by implication) intoxicationH3196
  9. יַדְלִיקֵֽם׃yadlîqēmdalaq: to flame (literally or figuratively)H1814
12
  1. וְהָיָ֨הwĕhāyâhayah: to exist; to be or becomeH1961
  2. כִנּ֜וֹרkinnôrkinnowr: a harpH3658
  3. וָנֶ֗בֶלwānebelnebel: a skin-bag for liquids (from collapsing when empty)H5035
  4. תֹּ֧ףtōptoph: a tambourineH8596
  5. וְחָלִ֛ילwĕḥālîlchaliyl: a flute (as perforated)H2485
  6. וָיַ֖יִןwāyayinyayin: wine (as fermented); (by implication) intoxicationH3196
  7. מִשְׁתֵּיהֶ֑םmištêhemmishteh: a drink; (by implication) drinking (the act)H4960
  8. וְאֵ֨תwĕʾēteth: (properly) self; (generally) used to point out the object of a verb (or preposition) more definitelyH853
  9. פֹּ֤עַלpōʿalpo`al: (concretely) an act or workH6467
  10. יְהוָה֙yĕhwāhYhovah: (the) self-Existent or Eternal; Jehovah, Jewish national name of GodH3068
  11. לֹ֣אlōʾlo': (the simple or absolute negation) not; (by implication) noH3808
  12. יַבִּ֔יטוּyabbîṭûnabat: to scan, i.e. look intently at; (by implication) to regard with pleasure, favor or careH5027
  13. וּמַעֲשֵׂ֥הûmaʿăśēma`aseh: an action (good or bad); (generally) a transactionH4639
  14. יָדָ֖יוyādāywyad: a hand (the open one (indicating power, means, direction, etc.), in distinction from H3709, the closed one)H3027
  15. לֹ֥אlōʾlo': (the simple or absolute negation) not; (by implication) noH3808
  16. רָאֽוּ׃rāʾûra'ah: to see, literally or figuratively (in numerous applications, direct and implied, transitive, intransitive and...H7200
13
  1. לָכֵ֛ןlākēnken: (properly) set upright; hence (figuratively as adjective) justH3651
  2. גָּלָ֥הgālâgalah: to denude (especially in a disgraceful sense)H1540
  3. עַמִּ֖יʿammî`am: a people (as a congregated unit); specifically, a tribe (as those of Israel)H5971
  4. מִבְּלִיmibbĕlîbliy: (properly) failure; nothing or destructionH1097
  5. דָ֑עַתdāʿatda`ath: knowledgeH1847
  6. וּכְבוֹדוֹ֙ûkĕbôdôkabowd: (properly) weight, but only figuratively in a good sense, splendor or copiousnessH3519
  7. מְתֵ֣יmĕtêmath: (properly) an adult (as of full length); (by implication) a man (only in the plural)H4962
  8. רָעָ֔בrāʿābra`ab: hunger (more or less extensive)H7458
  9. וַהֲמוֹנ֖וֹwahămônôhamown: a noise, tumult, crowd; also disquietude, wealthH1995
  10. צִחֵ֥הṣiḥētsicheh: parchedH6704
  11. צָמָֽא׃ṣāmāʾtsama': thirst (literally or figuratively)H6772
14
  1. לָכֵ֗ןlākēnken: (properly) set upright; hence (figuratively as adjective) justH3651
  2. הִרְחִ֤יבָהhirḥîbârachab: to broaden (intransitive or transitive, literal or figurative)H7337
  3. שְּׁאוֹל֙šĕʾôlsh'owl: Hades or the world of the dead (as if a subterranean retreat), including its accessories and inmatesH7585
  4. נַפְשָׁ֔הּnapšāhnephesh: (properly) a breathing creature, i.e. animal of (abstractly) vitalityH5315
  5. וּפָעֲרָ֥הûpāʿărâpa`ar: to yawn, i.e. open wide (literally or figuratively)H6473
  6. פִ֖יהָpîhāpeh: the mouth (as the means of blowing), whether literal or figurative (particularly speech)H6310
  7. לִבְלִיliblîbliy: (properly) failure; nothing or destructionH1097
  8. חֹ֑קḥōqchoq: an enactment; (hence) an appointment (of time, space, quantity, labor or usage)H2706
  9. וְיָרַ֨דwĕyāradyarad: to descend; (literally) to go downwardsH3381
  10. הֲדָרָ֧הּhădārāhhadar: magnificence, i.e. ornament or splendorH1926
  11. וַהֲמוֹנָ֛הּwahămônāhhamown: a noise, tumult, crowd; also disquietude, wealthH1995
  12. וּשְׁאוֹנָ֖הּûšĕʾônāhsha'own: uproar (as of rushing); (by implication) destructionH7588
  13. וְעָלֵ֥זwĕʿālēz`alez: exultantH5938
15
  1. וַיִּשַּׁ֥חwayyiššaḥshachach: to sink or depress (reflexive or causative)H7817
  2. אָדָ֖םʾādāmadam: ruddy i.e. a human being (an individual or the species, mankind, etc.)H120
  3. וַיִּשְׁפַּלwayyišpalshaphel: to depress or sink (expec. figuratively, to humiliate, intransitive or transitive)H8213
  4. אִ֑ישׁʾîšiysh: a man as an individual or a male personH376
  5. וְעֵינֵ֥יwĕʿênê`ayin: an eye (literally or figuratively); by analogy, a fountain (as the eye of the landscape)H5869
  6. גְבֹהִ֖יםgĕbōhîmgaboahh: elevated (or elated), powerful, arrogantH1364
  7. תִּשְׁפַּֽלְנָה׃tišpalnâshaphel: to depress or sink (expec. figuratively, to humiliate, intransitive or transitive)H8213
16
  1. וַיִּגְבַּ֛הּwayyigbahgabahh: to soar; be loftyH1361
  2. יְהוָ֥הyĕhwâYhovah: (the) self-Existent or Eternal; Jehovah, Jewish national name of GodH3068
  3. צְבָא֖וֹתṣĕbāʾôttsaba': a mass of persons; (figuratively) a mass of thingsH6635
  4. בַּמִּשְׁפָּ֑טbammišpāṭmishpat: (properly) a verdict (favorable or unfavorable) pronounced judicially, especially a sentence or formal decree...H4941
  5. וְהָאֵל֙wĕhāʾēlel: strength; (as adjective) mightyH410
  6. הַקָּד֔וֹשׁhaqqādôšqadowsh: sacred (ceremonially or morally); (as noun) GodH6918
  7. נִקְדָּ֖שׁniqdāšqadash: to be (causatively, make, pronounce or observe as) clean (ceremonially or morally)H6942
  8. בִּצְדָקָֽה׃biṣdāqâtsdaqah: rightness (abstractly), subjectively (rectitude), objectively (justice), morally (virtue) or figuratively...H6666
17
  1. וְרָע֥וּwĕrāʿûra`ah: to tend a flock i.e. pasture it; (intransitively, literally or figuratively) to grazeH7462
  2. כְבָשִׂ֖יםkĕbāśîmkebes: a ram (just old enough to butt)H3532
  3. כְּדָבְרָ֑םkĕdobrāmdober: a pasture (from its arrangement of the flock)H1699
  4. וְחָרְב֥וֹתwĕḥorbôtchorbah: (properly) drought; (by implication) a desolationH2723
  5. מֵחִ֖יםmēḥîmmeach: fat; (figuratively) richH4220
  6. גָּרִ֥יםgārîmguwr: (properly) to turn aside from the road (for a lodging or any other purpose)H1481
  7. יֹאכֵֽלוּ׃yōʾkēlûakal: to eat (literally or figuratively)H398
18
  1. ה֛וֹיhôyhowy: oh!H1945
  2. מֹשְׁכֵ֥יmōšĕkêmashak: to draw, used in a great variety of applications (including to sow, to sound, to prolong, to develop, to march...H4900
  3. הֶֽעָוֹ֖ןheʿāwōn`avon: perversity, i.e. (moral) evilH5771
  4. בְּחַבְלֵ֣יbĕḥablêchebel: a rope (as twisted), especially a measuring lineH2256
  5. הַשָּׁ֑וְאhaššāwĕʾshav': evil (as destructive), literally (ruin) or morally (especially guile)H7723
  6. וְכַעֲב֥וֹתwĕkaʿăbôt`aboth: something intwined, i.e. a string, wreath or foliageH5688
  7. הָעֲגָלָ֖הhāʿăgālâ`agalah: something revolving, i.e. a wheeled vehicleH5699
  8. חַטָּאָֽה׃ḥaṭṭāʾâchatta'ah: an offence (sometimes habitual sinfulness), and its penalty, occasion, sacrifice, or expiationH2403
19
  1. הָאֹמְרִ֗יםhāʾōmĕrîmamar: to say (used with great latitude)H559
  2. יְמַהֵ֧ר׀yĕmahērmahar: (properly) to be liquid or flow easily; (by implication)H4116
  3. יָחִ֛ישָׁהyāḥîšâchuwsh: to hurry; (figuratively) to be eager with excitement or enjoymentH2363
  4. מַעֲשֵׂ֖הוּmaʿăśēhûma`aseh: an action (good or bad); (generally) a transactionH4639
  5. לְמַ֣עַןlĕmaʿanma`an: (properly) heed, i.e. purposeH4616
  6. נִרְאֶ֑הnirʾera'ah: to see, literally or figuratively (in numerous applications, direct and implied, transitive, intransitive and...H7200
  7. וְתִקְרַ֣בwĕtiqrabqarab: to approach (causatively, bring near) for whatever purposeH7126
  8. וְתָב֗וֹאָהwĕtābôʾâbow': to go or come (in a wide variety of applications)H935
  9. עֲצַ֛תʿăṣat`etsah: advice; (by implication) planH6098
  10. קְד֥וֹשׁqĕdôšqadowsh: sacred (ceremonially or morally); (as noun) GodH6918
  11. יִשְׂרָאֵ֖לyiśrāʾēlYisra'el: he will rule as God; Jisrael, a symbolical name of JacobH3478
  12. וְנֵדָֽעָה׃wĕnēdāʿâyada`: to know; (properly) to ascertain by seeingH3045
20
  1. ה֣וֹיhôyhowy: oh!H1945
  2. הָאֹמְרִ֥יםhāʾōmĕrîmamar: to say (used with great latitude)H559
  3. לָרַ֛עlāraʿra`: bad or (as noun) evil (natural or moral)H7451
  4. ט֖וֹבṭôbtowb: good (as an adjective) in the widest senseH2896
  5. וְלַטּ֣וֹבwĕlaṭṭôbtowb: good (as an adjective) in the widest senseH2896
  6. רָ֑עrāʿra`: bad or (as noun) evil (natural or moral)H7451
  7. שָׂמִ֨יםśāmîmsuwm: to put (used in a great variety of applications, literal, figurative, inferentially, and elliptically)H7760
  8. חֹ֤שֶׁךְḥōšekchoshek: the dark; hence (literally) darknessH2822
  9. לְאוֹר֙lĕʾôrowr: illumination; (concretely) luminary (in every sense, including lightning, happiness, etc.)H216
  10. וְא֣וֹרwĕʾôrowr: illumination; (concretely) luminary (in every sense, including lightning, happiness, etc.)H216
  11. לְחֹ֔שֶׁךְlĕḥōšekchoshek: the dark; hence (literally) darknessH2822
  12. שָׂמִ֥יםśāmîmsuwm: to put (used in a great variety of applications, literal, figurative, inferentially, and elliptically)H7760
  13. מַ֛רmarmar: (literally or figuratively) bitter; (as noun) bitternessH4751
  14. לְמָת֖וֹקlĕmātôqmathowq: sweetH4966
  15. וּמָת֥וֹקûmātôqmathowq: sweetH4966
  16. לְמָֽר׃lĕmārmar: (literally or figuratively) bitter; (as noun) bitternessH4751
21
  1. ה֖וֹיhôyhowy: oh!H1945
  2. חֲכָמִ֣יםḥăkāmîmchakam: wise, (i.e. intelligent, skilful or artful)H2450
  3. בְּעֵֽינֵיהֶ֑םbĕʿênêhem`ayin: an eye (literally or figuratively); by analogy, a fountain (as the eye of the landscape)H5869
  4. וְנֶ֥גֶדwĕnegedneged: a front, i.e. part opposite; specifically a counterpart, or mateH5048
  5. פְּנֵיהֶ֖םpĕnêhempaniym: the face (as the part that turns); (with prepositional prefix, as a preposition) before, etc.H6440
  6. נְבֹנִֽים׃nĕbōnîmbiyn: to separate mentally (or distinguish); (generally) understandH995
22
  1. ה֕וֹיhôyhowy: oh!H1945
  2. גִּבּוֹרִ֖יםgibbôrîmgibbowr: powerful; (by implication) a warrior, tyrantH1368
  3. לִשְׁתּ֣וֹתlištôtshathah: to imbibe (literally or figuratively)H8354
  4. יָ֑יִןyāyinyayin: wine (as fermented); (by implication) intoxicationH3196
  5. וְאַנְשֵׁיwĕʾanšêenowsh: (properly) a mortal (and thus differing from the more dignified H0120)H582
  6. חַ֖יִלḥayilchayil: probably a force, whether of men, means or other resourcesH2428
  7. לִמְסֹ֥ךְlimsōkmacak: to mix, especially wine (with spices)H4537
  8. שֵׁכָֽר׃šēkārshekar: an intoxicant, i.e. intensely alcoholic liquorH7941
23
  1. מַצְדִּיקֵ֥יmaṣdîqêtsadaq: to be (causatively, make) right (in a moral or forensic sense)H6663
  2. רָשָׁ֖עrāšāʿrasha`: morally wrong; (concretely) an (actively) bad personH7563
  3. עֵ֣קֶבʿēqeb`eqeb: a heel, i.e. (figuratively) the last of anything (used adverbially, for ever)H6118
  4. שֹׁ֑חַדšōḥadshachad: a donation (venal or redemptive)H7810
  5. וְצִדְקַ֥תwĕṣidqattsdaqah: rightness (abstractly), subjectively (rectitude), objectively (justice), morally (virtue) or figuratively...H6666
  6. צַדִּיקִ֖יםṣaddîqîmtsaddiyq: justH6662
  7. יָסִ֥ירוּyāsîrûcuwr: to turn off (literal or figurative)H5493
  8. מִמֶּֽנּוּ׃mimmennûmin: (properly) a part of; (hence, prepositionally) from or out of (in many senses)H4480
24
  1. לָכֵן֩lākēnken: (properly) set upright; hence (figuratively as adjective) justH3651
  2. כֶּאֱכֹ֨לkeʾĕkōlakal: to eat (literally or figuratively)H398
  3. קַ֜שׁqašqash: straw (as dry)H7179
  4. לְשׁ֣וֹןlĕšônlashown: the tongue (of man or animals), used literally (as the instrument of licking, eating, or speech), and...H3956
  5. אֵ֗שׁʾēšesh: fire (literally or figuratively)H784
  6. וַחֲשַׁ֤שׁwaḥăšašchashash: dry grassH2842
  7. לֶֽהָבָה֙lehābāhlehabah: meaning the same as H3851H3852
  8. יִרְפֶּ֔הyirperaphah: to slacken (in many applications, literal or figurative)H7503
  9. שָׁרְשָׁם֙šoršāmsheresh: a root (literally or figuratively)H8328
  10. כַּמָּ֣קkammāqmaq: (properly) a melting, i.e. putridityH4716
  11. יִֽהְיֶ֔הyihĕyehayah: to exist; to be or becomeH1961
  12. וּפִרְחָ֖םûpirḥāmperach: a calyx (natural or artificial); (generally) bloomH6525
  13. כָּאָבָ֣קkāʾābāqabaq: light particles (as volatile)H80
  14. יַעֲלֶ֑הyaʿăle`alah: to ascend, intransitively (be high) or actively (mount)H5927
  15. כִּ֣יkîkiy: (by implication) very widely used as a relative conjunction or adverb (as below)H3588
  16. מָאֲס֗וּmāʾăsûma'ac: to spurn; (intransitively) to disappearH3988
  17. אֵ֚תʾēteth: (properly) self; (generally) used to point out the object of a verb (or preposition) more definitelyH853
  18. תּוֹרַת֙tôrattowrah: a precept or statute, especially the Decalogue or PentateuchH8451
  19. יְהוָ֣הyĕhwâYhovah: (the) self-Existent or Eternal; Jehovah, Jewish national name of GodH3068
  20. צְבָא֔וֹתṣĕbāʾôttsaba': a mass of persons; (figuratively) a mass of thingsH6635
  21. וְאֵ֛תwĕʾēteth: (properly) self; (generally) used to point out the object of a verb (or preposition) more definitelyH853
  22. אִמְרַ֥תʾimratimrah: meaning the same as H0561H565
  23. קְדֽוֹשׁqĕdôšqadowsh: sacred (ceremonially or morally); (as noun) GodH6918
  24. יִשְׂרָאֵ֖לyiśrāʾēlYisra'el: he will rule as God; Jisrael, a symbolical name of JacobH3478
  25. נִאֵֽצוּ׃niʾēṣûna'ats: to scorn; or (Ecclesiastes 12H5006
25
  1. עַלʿal`al: above, over, upon, or against (yet always in this last relation with a downward aspect) in a great variety of...H5921
  2. כֵּ֡ןkēnken: (properly) set upright; hence (figuratively as adjective) justH3651
  3. חָרָה֩ḥārāhcharah: to glow or grow warm; figuratively (usually) to blaze up, of anger, zeal, jealousyH2734
  4. אַףʾapaph: (properly) the nose or nostril; (hence) the face, and occasionally a personH639
  5. יְהוָ֨הyĕhwâYhovah: (the) self-Existent or Eternal; Jehovah, Jewish national name of GodH3068
  6. בְּעַמּ֜וֹbĕʿammô`am: a people (as a congregated unit); specifically, a tribe (as those of Israel)H5971
  7. וַיֵּ֣טwayyēṭnatah: to stretch or spread out; (by implication) to bend away (including moral deflection)H5186
  8. יָד֧וֹyādôyad: a hand (the open one (indicating power, means, direction, etc.), in distinction from H3709, the closed one)H3027
  9. עָלָ֣יוʿālāyw`al: above, over, upon, or against (yet always in this last relation with a downward aspect) in a great variety of...H5921
  10. וַיַּכֵּ֗הוּwayyakkēhûnakah: to strike (lightly or severely, literally or figuratively)H5221
  11. וַֽיִּרְגְּזוּ֙wayyirgĕzûragaz: to quiver (with any violent emotion, especially anger or fear)H7264
  12. הֶֽהָרִ֔יםhehārîmhar: a mountain or range of hills (sometimes used figuratively)H2022
  13. וַתְּהִ֧יwattĕhîhayah: to exist; to be or becomeH1961
  14. נִבְלָתָ֛םniblātāmnbelah: a flabby thing, i.e. a carcass or carrion (human or bestial, often collectively)H5038
  15. כַּסּוּחָ֖הkassûḥâcuwchah: something swept away, i.e. filthH5478
  16. בְּקֶ֣רֶבbĕqerebqereb: (properly) the nearest part, i.e. the center, whether literal, figurative or adverbial (especially with...H7130
  17. חוּצ֑וֹתḥûṣôtchuwts: (properly) separate by a wall, i.e. outside, outdoorsH2351
  18. בְּכָלbĕkālkol: (properly) the whole; (hence) all, any or every (in the singular only, but often in a plural sense)H3605
  19. זֹאת֙zōtzo'th: this (often used adverb)H2063
  20. לֹאlōʾlo': (the simple or absolute negation) not; (by implication) noH3808
  21. שָׁ֣בšābshuwb: to turn back (hence, away) transitively or intransitively, literally or figuratively (not necessarily with the...H7725
  22. אַפּ֔וֹʾappôaph: (properly) the nose or nostril; (hence) the face, and occasionally a personH639
  23. וְע֖וֹדwĕʿôd`owd: (properly) iteration or continuance; used only adverbially (with or without preposition), again, repeatedly...H5750
  24. יָד֥וֹyādôyad: a hand (the open one (indicating power, means, direction, etc.), in distinction from H3709, the closed one)H3027
  25. נְטוּיָֽה׃nĕṭûyânatah: to stretch or spread out; (by implication) to bend away (including moral deflection)H5186
26
  1. וְנָֽשָׂאwĕnāśāʾnasa': to lift, in a great variety of applications, literal and figurative, absol. and rel. (as follows)H5375
  2. נֵ֤סnēsnec: a flag; (also) a sailH5251
  3. לַגּוֹיִם֙laggôyimgowy: a foreign nation; (hence) a GentileH1471
  4. מֵרָח֔וֹקmērāḥôqrachowq: remote, literally or figuratively, of place or timeH7350
  5. וְשָׁ֥רַקwĕšāraqsharaq: (properly) to be shrill, i.e. to whistle or hiss (as a call or in scorn)H8319
  6. ל֖וֹlô
  7. מִקְצֵ֣הmiqṣēqatseh: an extremity (used in a great variety of applications and idioms)H7097
  8. הָאָ֑רֶץhāʾāreṣerets: the earth (at large, or partitively a land)H776
  9. וְהִנֵּ֥הwĕhinnēhinneh: lo!H2009
  10. מְהֵרָ֖הmĕhērâmherah: (properly) a hurry; hence (adverbially) promptlyH4120
  11. קַ֥לqalqal: light; (by implication) rapid (also adverbial)H7031
  12. יָבֽוֹא׃yābôʾbow': to go or come (in a wide variety of applications)H935
27
  1. אֵיןʾênayin: a non-entity; (generally) used as a negative particleH369
  2. עָיֵ֤ףʿāyēp`ayeph: languidH5889
  3. וְאֵיןwĕʾênayin: a non-entity; (generally) used as a negative particleH369
  4. כּוֹשֵׁל֙kôšēlkashal: to totter or waver (through weakness of the legs, especially the ankle)H3782
  5. בּ֔וֹbô
  6. לֹ֥אlōʾlo': (the simple or absolute negation) not; (by implication) noH3808
  7. יָנ֖וּםyānûmnuwm: to slumber (from drowsiness)H5123
  8. וְלֹ֣אwĕlōʾlo': (the simple or absolute negation) not; (by implication) noH3808
  9. יִישָׁ֑ןyîšānyashen: (properly) to be slack or languid; (by implication) to sleepH3462
  10. וְלֹ֤אwĕlōʾlo': (the simple or absolute negation) not; (by implication) noH3808
  11. נִפְתַּח֙niptaḥpathach: to open wide (literally or figuratively)H6605
  12. אֵז֣וֹרʾēzôrezowr: something girt; a belt, also a bandH232
  13. חֲלָצָ֔יוḥălāṣāywchalats: only in the dual; the loins (as the seat of vigor)H2504
  14. וְלֹ֥אwĕlōʾlo': (the simple or absolute negation) not; (by implication) noH3808
  15. נִתַּ֖קnittaqnathaq: to tear offH5423
  16. שְׂר֥וֹךְśĕrôksrowk: a thong (as laced or tied)H8288
  17. נְעָלָֽיו׃nĕʿālāywna`al: (properly) a sandal tongueH5275
28
  1. אֲשֶׁ֤רʾăšeraher: who, which, what, that; (as adverb) when, where, howH834
  2. חִצָּיו֙ḥiṣṣāywchets: (properly) a piercer, i.e. an arrow; (by implication) a woundH2671
  3. שְׁנוּנִ֔יםšĕnûnîmshanan: to point (transitive or intransitive); intensively, to pierceH8150
  4. וְכָלwĕkālkol: (properly) the whole; (hence) all, any or every (in the singular only, but often in a plural sense)H3605
  5. קַשְּׁתֹתָ֖יוqaššĕtōtāywqesheth: X arch(-er), + arrow, bow((-man, -shot))H7198
  6. דְּרֻכ֑וֹתdĕrukôtdarak: to tread; (by implication) to walkH1869
  7. פַּרְס֤וֹתparsôtparcah: a claw or split hoofH6541
  8. סוּסָיו֙sûsāywcuwc: a horse (as leaping); also a swallow (from its rapid flight)H5483
  9. כַּצַּ֣רkaṣṣartsar: narrow; (as a noun) a tight place (usually figuratively, i.e. trouble)H6862
  10. נֶחְשָׁ֔בוּneḥšābûchashab: (properly) to plait or interpenetrate, i.e. (literally) to weave or (gen.) to fabricateH2803
  11. וְגַלְגִּלָּ֖יוwĕgalgillāywgalgal: a wheel; by analogy, a whirlwindH1534
  12. כַּסּוּפָֽה׃kassûpâcuwphah: a hurricaneH5492
29
  1. שְׁאָגָ֥הšĕʾāgâshagah: a rumbling or moanH7581
  2. ל֖וֹlô
  3. כַּלָּבִ֑יאkallābîʾlabiy': a lion (properly, a lioness as the fiercer (although not a roarer)H3833
  4. וִשְׁאַ֨גwišʾagsha'ag: to rumble or moanH7580
  5. כַּכְּפִירִ֤יםkakkĕpîrîmkphiyr: a village (as covered in by walls); also a young lion (perhaps as covered with a mane)H3715
  6. וְיִנְהֹם֙wĕyinhōmnaham: to growlH5098
  7. וְיֹאחֵ֣זwĕyōʾḥēzachaz: to seize (often with the accessory idea of holding in possession)H270
  8. טֶ֔רֶףṭereptereph: something torn, i.e. a fragment, e.g. a fresh leaf, prey, foodH2964
  9. וְיַפְלִ֖יטwĕyaplîṭpalat: to slip out, i.e. escape; causatively, to deliverH6403
  10. וְאֵ֥יןwĕʾênayin: a non-entity; (generally) used as a negative particleH369
  11. מַצִּֽיל׃maṣṣîlnatsal: to snatch away, whether in a good or a bad senseH5337
30
  1. וְיִנְהֹ֥םwĕyinhōmnaham: to growlH5098
  2. עָלָ֛יוʿālāyw`al: above, over, upon, or against (yet always in this last relation with a downward aspect) in a great variety of...H5921
  3. בַּיּ֥וֹםbayyômyowm: a day (as the warm hours), whether literal (from sunrise to sunset, or from one sunset to the next), or...H3117
  4. הַה֖וּאhahûʾhuw': (the third person pronoun singular) he, she, or it (only expressed when emphatic or without a verb)H1931
  5. כְּנַהֲמַתkĕnahămatnhamah: snarlingH5100
  6. יָ֑םyāmyam: a sea (as breaking in noisy surf) or large body of waterH3220
  7. וְנִבַּ֤טwĕnibbaṭnabat: to scan, i.e. look intently at; (by implication) to regard with pleasure, favor or careH5027
  8. לָאָ֙רֶץ֙lāʾāreṣerets: the earth (at large, or partitively a land)H776
  9. וְהִנֵּהwĕhinnēhinneh: lo!H2009
  10. חֹ֔שֶׁךְḥōšekchoshek: the dark; hence (literally) darknessH2822
  11. צַ֣רṣartsar: narrow; (as a noun) a tight place (usually figuratively, i.e. trouble)H6862
  12. וָא֔וֹרwāʾôrowr: illumination; (concretely) luminary (in every sense, including lightning, happiness, etc.)H216
  13. חָשַׁ֖ךְḥāšakchashak: to be dark (as withholding light); transitively, to darkenH2821
  14. בַּעֲרִיפֶֽיהָ׃baʿărîpêhā`ariyph: the sky (as dropping at the horizon)H6183

View the full Hebrew interlinear for Isaiah 5 →

Strong's words in Isaiah 5 (6)
Strong's H6213 — לַעֲשׂ֥וֹת (laʿăśôt)
`asah (aw-saw') v. 1. to do or make, in the broadest sense and widest application (as follows) [a primitive root] KJV: accomplish, advance, appoint, apt, be at, become, bear, bestow, bring forth, bruise, be busy, X certainly, have the charge of, commit, deal (with), deck, + displease, do, (ready) dress(-ed), (put in) execute(-ion), exercise, fashion, + feast, (fight-)ing man, + finish, fit, fly, follow, fulfill, furnish, gather, get, go about, govern, grant, great, + hinder, hold ((a feast)), X indeed, + be industrious, + journey, keep, labour, maintain, make, be meet, observe, be occupied, offer, + officer, pare, bring (come) to pass, perform, pracise, prepare, procure, provide, put, requite, X sacrifice, serve, set, shew, X sin, spend, X surely, take, X thoroughly, trim, X very, + vex, be (warr-)ior, work(-man), yield, use.. Appears 9 times in Isaiah 5.
Strong's H1961 — הָיָ֥ה (hāyâ)
hayah (haw-yaw) v. 1. to exist 2. to be or become 3. to come into being, i.e. to happen, to occur (always emphatic, and not a mere copula or auxiliary) [a primitive root] KJV: beacon, X altogether, be. Appears 7 times in Isaiah 5.
Strong's H3754 — לְכַרְמ֑וֹ (lĕkarmô)
kerem (keh'-rem) n-m. 1. a garden or vineyard [from an unused root of uncertain meaning] KJV: vines, (increase of the) vineyard(-s), vintage. See also H1021. See also: H1021. Appears 7 times in Isaiah 5.
Strong's H1945 — ה֗וֹי (hôy)
howy (hoh'ee) inj. 1. oh! [a prolonged form of H1930 (akin to H188)] KJV: ah, alas, ho, O, woe. Root(s): H1930, H188. Appears 6 times in Isaiah 5.
Strong's H3068 — יְהוָ֤ה (yĕhwâ)
Yhovah (yeh-ho-vaw') n/p. 1. (the) self-Existent or Eternal 2. Jehovah, Jewish national name of God [from H1961] KJV: Jehovah, the Lord. Root(s): H1961 Compare: H3050, H3069. Appears 6 times in Isaiah 5.
Strong's H1004 — בֵּ֣ית (bêt)
bayith (bah'-yith) n-m. 1. a house (in the greatest variation of applications, especially family, etc.) [probably from H1129 abbreviated] KJV: court, daughter, door, + dungeon, family, + forth of, X great as would contain, hangings, home(born), (winter)house(-hold), inside(-ward), palace, place, + prison, + steward, + tablet, temple, web, + within(-out). Root(s): H1129. Appears 4 times in Isaiah 5.

Browse the full Strong's concordance →

0:00 0:00

Video Bible

Loading video...

Scripture video provided by Faith Comes By Hearing

🌐 Select Language

2883 Bibles in 2502 Languages

Select Translation

Congratulations!

You completed the book of Matthew!

Points Earned +280
28 Chapters
15% NT Progress