Skip to content

A little app tip

Back and forward, in one button

The back arrow at the bottom of the app can take you in either direction.

Tap the arrowGo back
Press and holdGo forward

Hold briefly, then release. Forward is available after you have gone back. You can also use Shift+Enter on a keyboard.

Add your phone number?

Optional. Nothing is sent unless you choose it.

Audio Bible
The Historic Faith

Chapter Ezra 6 Language Somali Bible ID SOMSIM Label SIM Catalog Somali - Society for International Ministries, 2008 (OT - non drama Theovision, NT - Drama FCBH) Available audio Coverage Old and New Testament

Select Translation

1 Markaasaa Boqor Daariyus amar bixiyey, oo waa la baadhay gurigii buugagga taariikhda oo khasnadaha la dhigi jiray ee Baabuloon ku dhex yiil.
2 Markaasaa magaalada Axmetaa la yidhaahdo oo ku tiil gobolka Maadi ayaa hoygii boqorka laga helay qorniin duudduuban, oo waxaa xusuus ugu qornaa wax sidan ah.
3 Sannaddii kowaad oo Boqor Kuuros ayaa Boqor Kuuros bixiyey amar ku saabsan guriga Ilaah oo Yeruusaalem ku yaal, oo wuxuu yidhi, Guriga ha la dhiso, kaasoo ah meeshii allabaryo lagu bixiyo, oo aasaaskiisana si adag ha loo dhigo, oo sarajooggiisu ha ahaado lixdan dhudhun, ballaadhkiisuna lixdan dhudhun;
4 oo ha lagu dhiso saddex saf oo dhagaxyo waaweyn ah iyo saf alwaax cusub ah; kharashkiisana ha laga bixiyo guriga boqorka.
5 Oo weliba weelashii guriga Ilaah oo ahaa dahabka iyo lacagta oo Nebukadnesar uu ka soo qaaday macbudka Yeruusaalem ku yaal, oo uu keenay Baabuloon, ha la celiyo, oo mar dambe ha la geeyo macbudka Yeruusaalem ku yaal, mid kastaba meeshiisii ha la dhigo, oo waxaad gelisaa guriga Ilaah.
6 Haddaba sidaas daraaddeed Tatenay, oo ah taliyaha dalka webiga ka shisheeya, iyo Shetar Boosnay, iyo saaxiibbadiinna reer Afarsekaayee oo webiga shishadiisa joogow, idinku halkaas iskaga fogaada,
7 oo gurigan Ilaah shuqulkiisa faraha ka qaada, oo taliyaha Yuhuudda iyo odayaasha Yuhuuddu gurigan Ilaah meeshiisii ha ka dhiseen.
8 Oo weliba waxaan amar ku bixiyey wixii aad u samayn lahaydeen odayaashan Yuhuudda oo dhisaya gurigan Ilaah. Waa in alaabta boqorka iyo xataa gabbarada laga qaado inta webiga ka shishaysa nimankan kharash loo siiyo iyadoo aad loogu dadaalayo, si aan iyaga loo hor joogsan innaba.
9 Oo wax alla wixii ay u baahan yihiin oo ay wadaaddada Yeruusaalem jooga idin weyddiistaan oo ah dibi yaryar, iyo wanan, iyo baraar, oo ay Ilaaha samada qurbaanno la gubo ugu bixiyaan, iyo sarreen, iyo cusbo, iyo khamri, iyo saliidba ha la siiyo maalin kasta, oo yaan laga baajin,
10 inay iyagu Ilaaha samada u bixiyaan allabaryo caraf udgoon, oo ay u duceeyaan boqorka naftiisa iyo tan wiilashiisaba.
11 Oo weliba waxaan kaloo amar ku bixiyey in ku alla kii eraygan beddela gurigiisa loox weyn laga bixiyo, oo inta la qotomiyo, isaga lagu deldelo, oo gurigiisana taas aawadeed ha laga dhigo taallo digo ah,
12 oo Ilaahii magiciisa halkaas dejiyey ha afgembiyo boqorradii iyo dadkii gacantooda u soo fidiya inay amarkaas beddelaan si ay u dumiyaan gurigaas Ilaah oo Yeruusaalem ku yaal. Anigoo Daariyus ah amar baan bixiyey, ee haddaba dadaal ha loo sameeyo.
13 Wixii Boqor Daariyus u soo diray aawadiis ayay Tatenay oo ahaa taliyihii dalka webiga ka shisheeya, iyo Shetar Boosnay, iyo saaxiibbadoodba dadaal ku wada sameeyeen.
14 Oo duqowdii Yuhuudduna waxay wax ku dhiseen oo ku liibaaneen wax sii sheegiddii Nebi Xaggay iyo Sekaryaah oo ahaa ina Iddo. Oo iyagu macbudkii way dhiseen oo dhammeeyeen, sidii uu ahaa amarkii Ilaaha reer binu Israa'iil, iyo sidii uu ahaa amarkii Kuuros, iyo Daariyus, iyo Artaxshasta oo ahaa boqorkii Faaris.
15 Oo gurigaas dhismihiisii waxaa la dhammeeyey sannaddii lixaad oo dowladnimadii Boqor Daariyus bishii Adaar maalinteedii saddexaad.
16 Oo reer binu Israa'iil, iyo wadaaddadii, iyo reer Laawi, iyo dadkii maxaabiista ka soo noqday intoodii kaleba gurigan Ilaah gaar bay uga dhigeen iyagoo faraxsan.
17 Oo markay gurigan Ilaah gaar uga dhigayeen waxay u bixiyeen boqol dibi, iyo laba boqol oo wan, iyo afar boqol oo baraar ah; oo qurbaan dembina waxay reer binu Israa'iil oo dhan ugu bixiyeen laba iyo toban orgi intii ay ahaayeen tirada qabiilooyinkii reer binu Israa'iil.
18 Oo sida kitaabkii Muuse ku qoran waxay wadaaddadii u qaybiyeen qaybahoodii, kuwii reer Laawina jagooyinkoodii, adeegidda Ilaah oo Yeruusaalem laga adeegayo aawadeed.
19 Oo bishii kowaad maalinteedii afar iyo tobnaad ayaa dadkii maxaabiisnimada ka soo noqday waxay dhawreen Iiddii Kormaridda.
20 Waayo, wadaaddadii iyo kuwii reer Laawi way iswada daahirsheen dhammaantood; oo giddigood daahir bay ahaayeen, markaasay neefkii Kormaridda u bireeyeen dadkii maxaabiisnimada ka soo noqday oo dhan, iyo wadaaddadii walaalahood ahaa, iyo naftoodiiba.
21 Oo waxaa cunay reer binu Israa'iil oo maxaabiisnimada ka soo noqday, iyo in alla intii naftooda gooni uga soocday nijaastii dadkii dalka degganaa inay doondoonaan Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil,
22 oo waxay toddoba maalmood farxad ku dhawreen Iiddii Kibista-aan-khamiirka-lahayn, waayo, Rabbigu aad buu uga farxiyey, oo wuxuu iyaga u soo jeediyey qalbigii boqorkii Ashuur inuu gacmahooda xoogeeyo intay ka shaqaynayeen gurigii Ilaah, kaasoo ah Ilaaha reer binu Israa'iil.
Chapter information and study resources

Listen to Ezra 6 with verse-by-verse audio highlighting.

Study tools for Ezra 6

Cross-references, Hebrew word study, and what the Early Church wrote about Ezra 6. Tap any section to expand — or right-click any verse for the full interactive study panel.

Ezra 6 study resources: word-by-word Hebrew interlinear with Strong's numbers, 2 Early-Church citations.

Hebrew interlinear — Ezra 6:1–22 (393 words)
1
  1. בֵּאדַ֛יִןbēʾdayinedayin: then (of time)H116
  2. דָּֽרְיָ֥וֶשׁdārĕyāwešDaryavesh: DariusH1868
  3. מַלְכָּ֖אmalkāʾmelek: a kingH4430
  4. שָׂ֣םśāmsuwm: + command, give, lay, make, + name, + regard, setH7761
  5. טְעֵ֑םṭĕʿēmt`em: (properly) flavor; (figuratively) judgment (both subjective and objective)H2942
  6. וּבַקַּ֣רוּ׀ûbaqqarûbqar: inquire, make searchH1240
  7. בְּבֵ֣יתbĕbêtbayith: houseH1005
  8. סִפְרַיָּ֗אsiprayyāʾcphar: a bookH5609
  9. דִּ֧יdîdiy: (relative conjunction) that; (especially, with a preposition) used in adverbial phrasesH1768
  10. גִנְזַיָּ֛אginzayyāʾgnaz: treasureH1596
  11. מְהַֽחֲתִ֥יןmĕhaḥătînnchath: to descend; causatively, to bring away, deposit, deposeH5182
  12. תַּמָּ֖הtammâtam: thereH8536
  13. בְּבָבֶֽל׃bĕbābelBabel: BabylonH895
2
  1. וְהִשְׁתְּכַ֣חwĕhištĕkaḥshkach: to discover (literally or figuratively)H7912
  2. בְּאַחְמְתָ֗אbĕʾaḥmĕtāʾAchmtha': Achmetha (i.e. Ecbatana), the summer capital of PersiaH307
  3. בְּבִֽירְתָ֛אbĕbîrĕtāʾbiyra': a palaceH1001
  4. דִּ֛יdîdiy: (relative conjunction) that; (especially, with a preposition) used in adverbial phrasesH1768
  5. בְּמָדַ֥יbĕmādayMaday: Mede(-s)H4076
  6. מְדִינְתָּ֖הmĕdînĕttâmdiynah: provinceH4083
  7. מְגִלָּ֣הmĕgillâmgillah: rollH4040
  8. חֲדָ֑הḥădâchad: as card. one; as article singleH2298
  9. וְכֵןwĕkēnken: soH3652
  10. כְּתִ֥יבkĕtîbkthab: write(-ten)H3790
  11. בְּגַוַּ֖הּbĕgawwahgav: the middleH1459
  12. דִּכְרוֹנָֽה׃dikrônâdikrown: a registerH1799
3
  1. בִּשְׁנַ֨תbišnatshnah: yearH8140
  2. חֲדָ֜הḥădâchad: as card. one; as article singleH2298
  3. לְכ֣וֹרֶשׁlĕkôrešKowresh: CyrusH3567
  4. מַלְכָּ֗אmalkāʾmelek: a kingH4430
  5. כּ֣וֹרֶשׁkôrešKowresh: CyrusH3567
  6. מַלְכָּא֮malkāʾmelek: a kingH4430
  7. שָׂ֣םśāmsuwm: + command, give, lay, make, + name, + regard, setH7761
  8. טְעֵם֒ṭĕʿēmt`em: (properly) flavor; (figuratively) judgment (both subjective and objective)H2942
  9. בֵּיתbêtbayith: houseH1005
  10. אֱלָהָ֤אʾĕlāhāʾelahh: GodH426
  11. בִֽירוּשְׁלֶם֙bîrûšĕlemYruwshalem: founded peaceful; Jerushalem, the capital city of IsraelH3390
  12. בַּיְתָ֣אbaytāʾbayith: houseH1005
  13. יִתְבְּנֵ֔אyitbĕnēʾbna': to buildH1124
  14. אֲתַר֙ʾătarathar: a place; (adverb) afterH870
  15. דִּֽיdîdiy: (relative conjunction) that; (especially, with a preposition) used in adverbial phrasesH1768
  16. דָבְחִ֣יןdobḥîndbach: to sacrifice (an animal)H1684
  17. דִּבְחִ֔יןdibḥîndbach: a sacrificeH1685
  18. וְאֻשּׁ֖וֹהִיwĕʾuššôhîosh: a foundationH787
  19. מְסֽוֹבְלִ֑יןmĕsôbĕlîncbal: to erectH5446
  20. רוּמֵהּ֙rûmēhruwm: (literally) altitudeH7314
  21. אַמִּ֣יןʾammînammah: cubitH521
  22. שִׁתִּ֔יןšittînshittiyn: sixtyH8361
  23. פְּתָיֵ֖הּpĕtāyēhpthay: open, i.e. (as noun) widthH6613
  24. אַמִּ֥יןʾammînammah: cubitH521
  25. שִׁתִּֽין׃šittînshittiyn: sixtyH8361
4
  1. נִדְבָּכִ֞יןnidbākînnidbak: a layer (of building materials)H5073
  2. דִּיdîdiy: (relative conjunction) that; (especially, with a preposition) used in adverbial phrasesH1768
  3. אֶ֤בֶןʾebeneben: stoneH69
  4. גְּלָל֙gĕlālglal: weight or size (as if rolled)H1560
  5. תְּלָתָ֔אtĕlātāʾtlath: three or thirdH8532
  6. וְנִדְבָּ֖ךְwĕnidbāknidbak: a layer (of building materials)H5073
  7. דִּיdîdiy: (relative conjunction) that; (especially, with a preposition) used in adverbial phrasesH1768
  8. אָ֣עʾāʿa`: a tree or woodH636
  9. חֲדַ֑תḥădatchadath: newH2323
  10. וְנִ֨פְקְתָ֔אwĕnipqĕtāʾniphqa': an outgo, i.e. expenseH5313
  11. מִןminmin: according, after, + because, + before, by, for, from, X him, X more than, (out) of, part, since, X these, to...H4481
  12. בֵּ֥יתbêtbayith: houseH1005
  13. מַלְכָּ֖אmalkāʾmelek: a kingH4430
  14. תִּתְיְהִֽב׃tityĕhibyhab: (literal or figurative) to giveH3052
5
  1. וְ֠אַףwĕʾapaph: alsoH638
  2. מָאנֵ֣יmāʾnêma'n: a utensilH3984
  3. בֵיתbêtbayith: houseH1005
  4. אֱלָהָא֮ʾĕlāhāʾelahh: GodH426
  5. דִּ֣יdîdiy: (relative conjunction) that; (especially, with a preposition) used in adverbial phrasesH1768
  6. דַֽהֲבָ֣הdahăbâdhab: goldH1722
  7. וְכַסְפָּא֒wĕkaspāʾkcaph: money, silverH3702
  8. דִּ֣יdîdiy: (relative conjunction) that; (especially, with a preposition) used in adverbial phrasesH1768
  9. נְבֽוּכַדְנֶצַּ֗רnĕbûkadneṣṣarNbuwkadnetstsar: NebuchadnezzarH5020
  10. הַנְפֵּ֛קhanpēqnphaq: to issue; causatively, to bring outH5312
  11. מִןminmin: according, after, + because, + before, by, for, from, X him, X more than, (out) of, part, since, X these, to...H4481
  12. הֵֽיכְלָ֥אhêkĕlāʾheykal: palace, templeH1965
  13. דִֽיdîdiy: (relative conjunction) that; (especially, with a preposition) used in adverbial phrasesH1768
  14. בִירוּשְׁלֶ֖םbîrûšĕlemYruwshalem: founded peaceful; Jerushalem, the capital city of IsraelH3390
  15. וְהֵיבֵ֣לwĕhêbēlybal: to bringH2987
  16. לְבָבֶ֑לlĕbābelBabel: BabylonH895
  17. יַֽהֲתִיב֗וּןyahătîbûntuwb: specifically (transitive and ellip.) to replyH8421
  18. וִ֠יהָךְwîhokhuwk: to go; causatively, to bringH1946
  19. לְהֵֽיכְלָ֤אlĕhêkĕlāʾheykal: palace, templeH1965
  20. דִיdîdiy: (relative conjunction) that; (especially, with a preposition) used in adverbial phrasesH1768
  21. בִירֽוּשְׁלֶם֙bîrûšĕlemYruwshalem: founded peaceful; Jerushalem, the capital city of IsraelH3390
  22. לְאַתְרֵ֔הּlĕʾatrēhathar: a place; (adverb) afterH870
  23. וְתַחֵ֖תwĕtaḥētnchath: to descend; causatively, to bring away, deposit, deposeH5182
  24. בְּבֵ֥יתbĕbêtbayith: houseH1005
  25. אֱלָהָֽא׃ʾĕlāhāʾelahh: GodH426
6
  1. כְּעַ֡ןkĕʿank`an: nowH3705
  2. תַּ֠תְּנַיtattĕnayTattnay: Tattenai, a PersianH8674
  3. פַּחַ֨תpaḥatpechah: captain, governorH6347
  4. עֲבַֽרʿăbar`abar: beyond, this sideH5675
  5. נַהֲרָ֜הnahărânhar: a river, especially the EuphratesH5103
  6. שְׁתַ֤רšĕtar
  7. בּֽוֹזְנַי֙bôzĕnayShethar-Bozenai, a Persian officerH8370
  8. וּכְנָוָ֣תְה֔וֹןûkĕnāwātĕhônknath: companionH3675
  9. אֲפַרְסְכָיֵ֔אʾăparsĕkāyēʾApharckay: an Apharsekite or Apharsathkite, an unknown Assyrian tribeH671
  10. דִּ֖יdîdiy: (relative conjunction) that; (especially, with a preposition) used in adverbial phrasesH1768
  11. בַּֽעֲבַ֣רbaʿăbar`abar: beyond, this sideH5675
  12. נַֽהֲרָ֑הnahărânhar: a river, especially the EuphratesH5103
  13. רַֽחִיקִ֥יןraḥîqînrachiyq: farH7352
  14. הֲו֖וֹhăwôhava': to exist; used in a great variety of applications (especially in connection with other words)H1934
  15. מִןminmin: according, after, + because, + before, by, for, from, X him, X more than, (out) of, part, since, X these, to...H4481
  16. תַּמָּֽה׃tammâtam: thereH8536
7
  1. שְׁבֻ֕קוּšĕbuqûshbaq: to quit, i.e. allow to remainH7662
  2. לַֽעֲבִידַ֖תlaʿăbîdat`abiydah: labor or businessH5673
  3. בֵּיתbêtbayith: houseH1005
  4. אֱלָהָ֣אʾĕlāhāʾelahh: GodH426
  5. דֵ֑ךְdēkdek: thisH1791
  6. פַּחַ֤תpaḥatpechah: captain, governorH6347
  7. יְהֽוּדָיֵא֙yĕhûdāyēʾYhuwda'iy: a Jehudaite (or Judaite), i.e. JewH3062
  8. וּלְשָׂבֵ֣יûlĕśābêsiyb: elderH7868
  9. יְהֽוּדָיֵ֔אyĕhûdāyēʾYhuwda'iy: a Jehudaite (or Judaite), i.e. JewH3062
  10. בֵּיתbêtbayith: houseH1005
  11. אֱלָהָ֥אʾĕlāhāʾelahh: GodH426
  12. דֵ֖ךְdēkdek: thisH1791
  13. יִבְנ֥וֹןyibnônbna': to buildH1124
  14. עַלʿal`al: about, against, concerning, for, (there-)fore, from, in, X more, of, (there-, up-)on, (in-)to, + why withH5922
  15. אַתְרֵֽהּ׃ʾatrēhathar: a place; (adverb) afterH870
8
  1. וּמִנִּי֮ûminniymin: according, after, + because, + before, by, for, from, X him, X more than, (out) of, part, since, X these, to...H4481
  2. שִׂ֣יםśîmsuwm: + command, give, lay, make, + name, + regard, setH7761
  3. טְעֵם֒ṭĕʿēmt`em: (properly) flavor; (figuratively) judgment (both subjective and objective)H2942
  4. לְמָ֣אlĕmāʾma': (as indef.) thatH3964
  5. דִֽיdîdiy: (relative conjunction) that; (especially, with a preposition) used in adverbial phrasesH1768
  6. תַֽעַבְד֗וּןtaʿabdûn`abad: to do, make, prepare, keep, etcH5648
  7. עִםʿim`im: by, from, like, to(-ward), withH5974
  8. שָׂבֵ֤יśābêsiyb: elderH7868
  9. יְהֽוּדָיֵא֙yĕhûdāyēʾYhuwda'iy: a Jehudaite (or Judaite), i.e. JewH3062
  10. אִלֵּ֔ךְʾillēkillek: theseH479
  11. לְמִבְנֵ֖אlĕmibnēʾbna': to buildH1124
  12. בֵּיתbêtbayith: houseH1005
  13. אֱלָהָ֣אʾĕlāhāʾelahh: GodH426
  14. דֵ֑ךְdēkdek: thisH1791
  15. וּמִנִּכְסֵ֣יûminniksênkac: goodsH5232
  16. מַלְכָּ֗אmalkāʾmelek: a kingH4430
  17. דִּ֚יdîdiy: (relative conjunction) that; (especially, with a preposition) used in adverbial phrasesH1768
  18. מִדַּת֙middatmiddah: tribute in moneyH4061
  19. עֲבַ֣רʿăbar`abar: beyond, this sideH5675
  20. נַֽהֲרָ֔הnahărânhar: a river, especially the EuphratesH5103
  21. אָסְפַּ֗רְנָאʾosparnāʾocparna': diligentlyH629
  22. נִפְקְתָ֛אnipqĕtāʾniphqa': an outgo, i.e. expenseH5313
  23. תֶּֽהֱוֵ֧אtehĕwēʾhava': to exist; used in a great variety of applications (especially in connection with other words)H1934
  24. מִֽתְיַהֲבָ֛אmitĕyahăbāʾyhab: (literal or figurative) to giveH3052
  25. לְגֻבְרַיָּ֥אlĕgubrayyāʾgbar: certain, manH1400
  26. אִלֵּ֖ךְʾillēkillek: theseH479
  27. דִּיdîdiy: (relative conjunction) that; (especially, with a preposition) used in adverbial phrasesH1768
  28. לָ֥אlāʾla': (the simple or absolute negation) not; (by implication) noH3809
  29. לְבַטָּלָֽא׃lĕbaṭṭālāʾbtel: to stopH989
9
  1. וּמָ֣הûmâmah: corresponding to H4100H4101
  2. חַשְׁחָ֡ןḥašḥānchashach: to be necessary (from the idea of convenience)H2818
  3. וּבְנֵ֣יûbĕnêben: child, son, youngH1123
  4. תוֹרִ֣יןtôrîntowr: a bullH8450
  5. וְדִכְרִ֣יןwĕdikrîndkar: (properly) a male, i.e. of sheepH1798
  6. וְאִמְּרִ֣ין׀wĕʾimmĕrînimmar: a lambH563
  7. לַֽעֲלָוָ֣ן׀laʿălāwān`alah: a holocaustH5928
  8. לֶֽאֱלָ֪הּleʾĕlāhelahh: GodH426
  9. שְׁמַיָּ֟אšĕmayyāʾshamayin: heavenH8065
  10. חִנְטִ֞יןḥinṭînchinta': wheatH2591
  11. מְלַ֣ח׀mĕlaḥmlach: saltH4416
  12. חֲמַ֣רḥămarchamar: wineH2562
  13. וּמְשַׁ֗חûmĕšaḥmshach: oilH4887
  14. כְּמֵאמַ֨רkĕmēʾmarme'mar: appointment, wordH3983
  15. כָּֽהֲנַיָּ֤אkāhănayyāʾkahen: priestH3549
  16. דִיdîdiy: (relative conjunction) that; (especially, with a preposition) used in adverbial phrasesH1768
  17. בִירֽוּשְׁלֶם֙bîrûšĕlemYruwshalem: founded peaceful; Jerushalem, the capital city of IsraelH3390
  18. לֶֽהֱוֵ֨אlehĕwēʾhava': to exist; used in a great variety of applications (especially in connection with other words)H1934
  19. מִתְיְהֵ֥בmityĕhēbyhab: (literal or figurative) to giveH3052
  20. לְהֹ֛םlĕhōm
  21. י֥וֹם׀yômyowm: a dayH3118
  22. בְּי֖וֹםbĕyômyowm: a dayH3118
  23. דִּיdîdiy: (relative conjunction) that; (especially, with a preposition) used in adverbial phrasesH1768
  24. לָ֥אlāʾla': (the simple or absolute negation) not; (by implication) noH3809
  25. שָׁלֽוּ׃šālûshaluw: a faultH7960
10
  1. דִּֽיdîdiy: (relative conjunction) that; (especially, with a preposition) used in adverbial phrasesH1768
  2. לֶהֱוֹ֧ןlehĕwōnhava': to exist; used in a great variety of applications (especially in connection with other words)H1934
  3. מְהַקְרְבִ֛יןmĕhaqrĕbînqreb: approach, come (near, nigh), draw nearH7127
  4. נִֽיחוֹחִ֖יןnîḥôḥînniychowach: pleasureH5208
  5. לֶֽאֱלָ֣הּleʾĕlāhelahh: GodH426
  6. שְׁמַיָּ֑אšĕmayyāʾshamayin: heavenH8065
  7. וּמְצַלַּ֕יִןûmĕṣallayintsla': prayH6739
  8. לְחַיֵּ֥יlĕḥayyêchay: alive; (as noun in plural) lifeH2417
  9. מַלְכָּ֖אmalkāʾmelek: a kingH4430
  10. וּבְנֽוֹהִי׃ûbĕnôhîben: child, son, youngH1123
11
  1. וּמִנִּי֮ûminniymin: according, after, + because, + before, by, for, from, X him, X more than, (out) of, part, since, X these, to...H4481
  2. שִׂ֣יםśîmsuwm: + command, give, lay, make, + name, + regard, setH7761
  3. טְעֵם֒ṭĕʿēmt`em: (properly) flavor; (figuratively) judgment (both subjective and objective)H2942
  4. דִּ֣יdîdiy: (relative conjunction) that; (especially, with a preposition) used in adverbial phrasesH1768
  5. כָלkālkol: all, any, + (forasmuch) as, + be-(for this) cause, every, + no (manner, -ne), + there (where)-fore, + though, what...H3606
  6. אֱנָ֗שׁʾĕnāšenash: a manH606
  7. דִּ֤יdîdiy: (relative conjunction) that; (especially, with a preposition) used in adverbial phrasesH1768
  8. יְהַשְׁנֵא֙yĕhašnēʾshna': alter, change, (be) diverseH8133
  9. פִּתְגָמָ֣אpitgāmāʾpithgam: a word, answer, letter or decreeH6600
  10. דְנָ֔הdĕnâden: thisH1836
  11. יִתְנְסַ֥חyitnĕsaḥncach: pull downH5256
  12. אָע֙ʾāʿa`: a tree or woodH636
  13. מִןminmin: according, after, + because, + before, by, for, from, X him, X more than, (out) of, part, since, X these, to...H4481
  14. בַּיְתֵ֔הּbaytēhbayith: houseH1005
  15. וּזְקִ֖יףûzĕqîpzqaph: to hang, i.e. impaleH2211
  16. יִתְמְחֵ֣אyitmĕḥēʾmcha': to strike in pieces; also to arrestH4223
  17. עֲלֹ֑הִיʿălōhî`al: about, against, concerning, for, (there-)fore, from, in, X more, of, (there-, up-)on, (in-)to, + why withH5922
  18. וּבַיְתֵ֛הּûbaytēhbayith: houseH1005
  19. נְוָל֥וּnĕwālûnvaluw: a sinkH5122
  20. יִתְעֲבֵ֖דyitʿăbēd`abad: to do, make, prepare, keep, etcH5648
  21. עַלʿal`al: about, against, concerning, for, (there-)fore, from, in, X more, of, (there-, up-)on, (in-)to, + why withH5922
  22. דְּנָֽה׃dĕnâden: thisH1836
12
  1. וֵֽאלָהָ֞אwēʾlāhāʾelahh: GodH426
  2. דִּ֣יdîdiy: (relative conjunction) that; (especially, with a preposition) used in adverbial phrasesH1768
  3. שַׁכִּ֧ןšakkinshkan: cause to dwell, have habitationH7932
  4. שְׁמֵ֣הּšĕmēhshum: nameH8036
  5. תַּמָּ֗הtammâtam: thereH8536
  6. יְמַגַּ֞רyĕmaggarmgar: to overthrowH4049
  7. כָּלkālkol: all, any, + (forasmuch) as, + be-(for this) cause, every, + no (manner, -ne), + there (where)-fore, + though, what...H3606
  8. מֶ֤לֶךְmelekmelek: a kingH4430
  9. וְעַם֙wĕʿam`am: peopleH5972
  10. דִּ֣י׀dîdiy: (relative conjunction) that; (especially, with a preposition) used in adverbial phrasesH1768
  11. יִשְׁלַ֣חyišlaḥshlach: put, sendH7972
  12. יְדֵ֗הּyĕdēhyad: hand, powerH3028
  13. לְהַשְׁנָיָ֛הlĕhašnāyâshna': alter, change, (be) diverseH8133
  14. לְחַבָּלָ֛הlĕḥabbālâchabal: to ruinH2255
  15. בֵּיתbêtbayith: houseH1005
  16. אֱלָהָ֥אʾĕlāhāʾelahh: GodH426
  17. דֵ֖ךְdēkdek: thisH1791
  18. דִּ֣יdîdiy: (relative conjunction) that; (especially, with a preposition) used in adverbial phrasesH1768
  19. בִירֽוּשְׁלֶ֑םbîrûšĕlemYruwshalem: founded peaceful; Jerushalem, the capital city of IsraelH3390
  20. אֲנָ֤הʾănâana': IH576
  21. דָֽרְיָ֙וֶשׁ֙dārĕyāwešDaryavesh: DariusH1868
  22. שָׂ֣מֶתśāmetsuwm: + command, give, lay, make, + name, + regard, setH7761
  23. טְעֵ֔םṭĕʿēmt`em: (properly) flavor; (figuratively) judgment (both subjective and objective)H2942
  24. אָסְפַּ֖רְנָאʾosparnāʾocparna': diligentlyH629
  25. יִתְעֲבִֽד׃yitʿăbid`abad: to do, make, prepare, keep, etcH5648
13
  1. אֱ֠דַיִןʾĕdayinedayin: then (of time)H116
  2. תַּתְּנַ֞יtattĕnayTattnay: Tattenai, a PersianH8674
  3. פַּחַ֧תpaḥatpechah: captain, governorH6347
  4. עֲבַֽרʿăbar`abar: beyond, this sideH5675
  5. נַהֲרָ֛הnahărânhar: a river, especially the EuphratesH5103
  6. שְׁתַ֥רšĕtar
  7. בּֽוֹזְנַ֖יbôzĕnayShethar-Bozenai, a Persian officerH8370
  8. וּכְנָוָֽתְה֑וֹןûkĕnāwātĕhônknath: companionH3675
  9. לָֽקֳבֵ֗לlāqŏbēlqbel: (adverbially) in front of; usually (with other particles) on account of, so as, since, henceH6903
  10. דִּֽיdîdiy: (relative conjunction) that; (especially, with a preposition) used in adverbial phrasesH1768
  11. שְׁלַ֞חšĕlaḥshlach: put, sendH7972
  12. דָּֽרְיָ֧וֶשׁdārĕyāwešDaryavesh: DariusH1868
  13. מַלְכָּ֛אmalkāʾmelek: a kingH4430
  14. כְּנֵ֖מָאkĕnēmāʾknema': so or thusH3660
  15. אָסְפַּ֥רְנָאʾosparnāʾocparna': diligentlyH629
  16. עֲבַֽדוּ׃ʿăbadû`abad: to do, make, prepare, keep, etcH5648
14
  1. וְשָׂבֵ֤יwĕśābêsiyb: elderH7868
  2. יְהֽוּדָיֵא֙yĕhûdāyēʾYhuwda'iy: a Jehudaite (or Judaite), i.e. JewH3062
  3. בָּנַ֣יִןbānayinbna': to buildH1124
  4. וּמַצְלְחִ֔יןûmaṣlĕḥîntslach: to advance (transitive or intransitive)H6744
  5. בִּנְבוּאַת֙binbûʾatnbuw'ah: inspired teachingH5017
  6. חַגַּ֣יḥaggayChaggay: festive; Chaggai, a Heb. prophetH2292
  7. נְבִיָּ֔אהnĕbiyyāʾnbiy': a prophetH5029
  8. וּזְכַרְיָ֖הûzĕkaryâZkaryah: Jah has remembered; Zecarjah, the name of twenty-nine IsraelitesH2148
  9. בַּרbarbar: a son, grandson, etcH1247
  10. עִדּ֑וֹאʿiddôʾ`Iddow: timely; Iddo (or Iddi), the name of five IsraelitesH5714
  11. וּבְנ֣וֹûbĕnôbna': to buildH1124
  12. וְשַׁכְלִ֗לוּwĕšaklilûklal: to completeH3635
  13. מִןminmin: according, after, + because, + before, by, for, from, X him, X more than, (out) of, part, since, X these, to...H4481
  14. טַ֙עַם֙ṭaʿamta`am: (properly) a taste, i.e. (as in H2940) a judicial sentenceH2941
  15. אֱלָ֣הּʾĕlāhelahh: GodH426
  16. יִשְׂרָאֵ֔לyiśrāʾēlYisra'el: IsraelH3479
  17. וּמִטְּעֵם֙ûmiṭṭĕʿēmt`em: (properly) flavor; (figuratively) judgment (both subjective and objective)H2942
  18. כּ֣וֹרֶשׁkôrešKowresh: CyrusH3567
  19. וְדָֽרְיָ֔וֶשׁwĕdārĕyāwešDaryavesh: DariusH1868
  20. וְאַרְתַּחְשַׁ֖שְׂתְּאwĕʾartaḥšaśtĕʾArtachshashta': Artachshasta (or Artaxerxes), a title (rather than name) of several Persian kingsH783
  21. מֶ֥לֶךְmelekmelek: a kingH4430
  22. פָּרָֽס׃pārāsParac: Persia, PersiansH6540
15
  1. וְשֵׁיצִיא֙wĕšêṣîʾytsa': finishH3319
  2. בַּיְתָ֣הbaytâbayith: houseH1005
  3. דְנָ֔הdĕnâden: thisH1836
  4. עַ֛דʿad`ad: (properly) a (peremptory) terminus; corresponding to H5704H5705
  5. י֥וֹםyômyowm: a dayH3118
  6. תְּלָתָ֖הtĕlātâtlath: three or thirdH8532
  7. לִירַ֣חlîraḥyrach: a monthH3393
  8. אֲדָ֑רʾădārAdar: AdarH144
  9. דִּיdîdiy: (relative conjunction) that; (especially, with a preposition) used in adverbial phrasesH1768
  10. הִ֣יאhîʾhuw: (the third person pronoun singular) he, she, or itH1932
  11. שְׁנַתšĕnatshnah: yearH8140
  12. שֵׁ֔תšētsheth: six; (as ordinal) sixthH8353
  13. לְמַלְכ֖וּתlĕmalkûtmalkuw: dominionH4437
  14. דָּֽרְיָ֥וֶשׁdārĕyāwešDaryavesh: DariusH1868
  15. מַלְכָּֽא׃malkāʾmelek: a kingH4430
16
  1. וַֽעֲבַ֣דוּwaʿăbadû`abad: to do, make, prepare, keep, etcH5648
  2. בְנֵֽיbĕnêben: child, son, youngH1123
  3. יִ֠שְׂרָאֵלyiśrāʾēlYisra'el: IsraelH3479
  4. כָּֽהֲנַיָּ֨אkāhănayyāʾkahen: priestH3549
  5. וְלֵֽוָיֵ֜אwĕlēwāyēʾLeviy: LeviteH3879
  6. וּשְׁאָ֣רûšĕʾārsh'ar: X whatsoever more, residue, restH7606
  7. בְּנֵֽיbĕnêben: child, son, youngH1123
  8. גָלוּתָ֗אgālûtāʾgaluwth: captivityH1547
  9. חֲנֻכַּ֛תḥănukkatchanukka': consecrationH2597
  10. בֵּיתbêtbayith: houseH1005
  11. אֱלָהָ֥אʾĕlāhāʾelahh: GodH426
  12. דְנָ֖הdĕnâden: thisH1836
  13. בְּחֶדְוָֽה׃bĕḥedwâchedvah: joyH2305
17
  1. וְהַקְרִ֗בוּwĕhaqribûqreb: approach, come (near, nigh), draw nearH7127
  2. לַֽחֲנֻכַּת֮laḥănukkatchanukka': consecrationH2597
  3. בֵּיתbêtbayith: houseH1005
  4. אֱלָהָ֣אʾĕlāhāʾelahh: GodH426
  5. דְנָה֒dĕnāhden: thisH1836
  6. תּוֹרִ֣יןtôrîntowr: a bullH8450
  7. מְאָ֔הmĕʾâma'ah: hundredH3969
  8. דִּכְרִ֣יןdikrîndkar: (properly) a male, i.e. of sheepH1798
  9. מָאתַ֔יִןmāʾtayinma'ah: hundredH3969
  10. אִמְּרִ֖יןʾimmĕrînimmar: a lambH563
  11. אַרְבַּ֣עʾarbaʿarba`: fourH703
  12. מְאָ֑הmĕʾâma'ah: hundredH3969
  13. וּצְפִירֵ֨יûṣĕpîrêtsphiyr: a he-goatH6841
  14. עִזִּ֜יןʿizzîn`ez: goatH5796
  15. לְחַטָּיָ֤אlĕḥaṭṭāyāʾchatta'ah: an offence, and the penalty or sacrifice for itH2402
  16. עַלʿal`al: about, against, concerning, for, (there-)fore, from, in, X more, of, (there-, up-)on, (in-)to, + why withH5922
  17. כָּלkālkol: all, any, + (forasmuch) as, + be-(for this) cause, every, + no (manner, -ne), + there (where)-fore, + though, what...H3606
  18. יִשְׂרָאֵל֙yiśrāʾēlYisra'el: IsraelH3479
  19. תְּרֵֽיtĕrêtreyn: twoH8648
  20. עֲשַׂ֔רʿăśartenH6236
  21. לְמִנְיָ֖ןlĕminyānminyan: enumerationH4510
  22. שִׁבְטֵ֥יšibṭêshebat: a clanH7625
  23. יִשְׂרָאֵֽל׃yiśrāʾēlYisra'el: IsraelH3479
18
  1. וַֽהֲקִ֨ימוּwahăqîmûquwm: appoint, establish, make, raise up self, (a-)rise (up), (make to) stand, set (up)H6966
  2. כָֽהֲנַיָּ֜אkāhănayyāʾkahen: priestH3549
  3. בִּפְלֻגָּֽתְה֗וֹןbipluggātĕhônpluggah: divisionH6392
  4. וְלֵֽוָיֵא֙wĕlēwāyēʾLeviy: LeviteH3879
  5. בְּמַחְלְקָ֣תְה֔וֹןbĕmaḥlĕqātĕhônmachlqah: a section (of the Levites)H4255
  6. עַלʿal`al: about, against, concerning, for, (there-)fore, from, in, X more, of, (there-, up-)on, (in-)to, + why withH5922
  7. עֲבִידַ֥תʿăbîdat`abiydah: labor or businessH5673
  8. אֱלָהָ֖אʾĕlāhāʾelahh: GodH426
  9. דִּ֣יdîdiy: (relative conjunction) that; (especially, with a preposition) used in adverbial phrasesH1768
  10. בִירֽוּשְׁלֶ֑םbîrûšĕlemYruwshalem: founded peaceful; Jerushalem, the capital city of IsraelH3390
  11. כִּכְתָ֖בkiktābkthab: prescribing, writing(-ten)H3792
  12. סְפַ֥רsĕparcphar: a bookH5609
  13. מֹשֶֽׁה׃mōšeMosheh: MosesH4873
19
  1. וַיַּֽעֲשׂ֥וּwayyaʿăśû`asah: to do or make, in the broadest sense and widest application (as follows)H6213
  2. בְנֵֽיbĕnêben: a son (as a builder of the family name), in the widest sense (of literal and figurative relationship, including...H1121
  3. הַגּוֹלָ֖הhaggôlâgowlah: exile; (concretely, collectively) exilesH1473
  4. אֶתʾeteth: (properly) self; (generally) used to point out the object of a verb (or preposition) more definitelyH853
  5. הַפָּ֑סַחhappāsaḥpecach: a pretermission, i.e. exemption; used only techically of the Jewish Passover (the festival or the victim)H6453
  6. בְּאַרְבָּעָ֥הbĕʾarbāʿâarba`: fourH702
  7. עָשָׂ֖רʿāśār`asar: ten; (only in combination), i.e. -teenH6240
  8. לַחֹ֥דֶשׁlaḥōdešchodesh: the new moon; (by implication) a monthH2320
  9. הָֽרִאשֽׁוֹן׃hāriʾšônri'shown: first, in place, time or rank (as adjective or noun)H7223
20
  1. כִּ֣יkîkiy: (by implication) very widely used as a relative conjunction or adverb (as below)H3588
  2. הִֽטַּהֲר֞וּhiṭṭahărûtaher: (properly) to be bright; (by implication) to be pure (physical sound, clear, unadulterated)H2891
  3. הַכֹּֽהֲנִ֧יםhakkōhănîmkohen: (literally) one officiating, a priest; (also, by courtesy) an acting priest (although a layman)H3548
  4. וְהַלְוִיִּ֛םwĕhalwiyyimLeviyiy: a Levite or descendant of LeviH3881
  5. כְּאֶחָ֖דkĕʾeḥādechad: (properly) united, i.e. one; (as an ordinal) firstH259
  6. כֻּלָּ֣םkullāmkol: (properly) the whole; (hence) all, any or every (in the singular only, but often in a plural sense)H3605
  7. טְהוֹרִ֑יםṭĕhôrîmtahowr: pure (in a physical, chemical, ceremonial or moral sense)H2889
  8. וַיִּשְׁחֲט֤וּwayyišḥăṭûshachat: to slaughter (in sacrifice or massacre)H7819
  9. הַפֶּ֙סַח֙happesaḥpecach: a pretermission, i.e. exemption; used only techically of the Jewish Passover (the festival or the victim)H6453
  10. לְכָלlĕkālkol: (properly) the whole; (hence) all, any or every (in the singular only, but often in a plural sense)H3605
  11. בְּנֵ֣יbĕnêben: a son (as a builder of the family name), in the widest sense (of literal and figurative relationship, including...H1121
  12. הַגּוֹלָ֔הhaggôlâgowlah: exile; (concretely, collectively) exilesH1473
  13. וְלַֽאֲחֵיהֶ֥םwĕlaʾăḥêhemach: a brother (used in the widest sense of literal relationship and metaphorical affinity or resemblance (like H0001))H251
  14. הַכֹּֽהֲנִ֖יםhakkōhănîmkohen: (literally) one officiating, a priest; (also, by courtesy) an acting priest (although a layman)H3548
  15. וְלָהֶֽם׃wĕlāhemhem: they (only used when emphatic)H1992
21
  1. וַיֹּֽאכְל֣וּwayyōʾkĕlûakal: to eat (literally or figuratively)H398
  2. בְנֵֽיbĕnêben: a son (as a builder of the family name), in the widest sense (of literal and figurative relationship, including...H1121
  3. יִשְׂרָאֵ֗לyiśrāʾēlYisra'el: he will rule as God; Jisrael, a symbolical name of JacobH3478
  4. הַשָּׁבִים֙haššābîmshuwb: to turn back (hence, away) transitively or intransitively, literally or figuratively (not necessarily with the...H7725
  5. מֵֽהַגּוֹלָ֔הmēhaggôlâgowlah: exile; (concretely, collectively) exilesH1473
  6. וְכֹ֗לwĕkōlkol: (properly) the whole; (hence) all, any or every (in the singular only, but often in a plural sense)H3605
  7. הַנִּבְדָּ֛לhannibdālbadal: to divide (in variation senses literally or figuratively, separate, distinguish, differ, select, etc.)H914
  8. מִטֻּמְאַ֥תmiṭṭumʾattum'ah: religious impurityH2932
  9. גּוֹיֵֽgôyēgowy: a foreign nation; (hence) a GentileH1471
  10. הָאָ֖רֶץhāʾāreṣerets: the earth (at large, or partitively a land)H776
  11. אֲלֵהֶ֑םʾălēhemel: (properly) denoting motion towards, but occasionally used of a quiescent position, i.e. near, with or amongH413
  12. לִדְרֹ֕שׁlidrōšdarash: (properly) to tread or frequent; (usually) to follow (for pursuit or search)H1875
  13. לַֽיהוָ֖הlayhwâYhovah: (the) self-Existent or Eternal; Jehovah, Jewish national name of GodH3068
  14. אֱלֹהֵ֥יʾĕlōhêelohiym: gods in the ordinary sense; but specifically used (in the plural thus, especially with the article) of the...H430
  15. יִשְׂרָאֵֽל׃yiśrāʾēlYisra'el: he will rule as God; Jisrael, a symbolical name of JacobH3478
22
  1. וַיַּֽעֲשׂ֧וּwayyaʿăśû`asah: to do or make, in the broadest sense and widest application (as follows)H6213
  2. חַגḥagchag: a festival, or a victim thereforH2282
  3. מַצּ֛וֹתmaṣṣôtmatstsah: (properly) sweetness; (concretely) sweet (i.e. not soured or bittered with yeast)H4682
  4. שִׁבְעַ֥תšibʿatsheba`: a primitive cardinal number; seven (as the sacred full one)H7651
  5. יָמִ֖יםyāmîmyowm: a day (as the warm hours), whether literal (from sunrise to sunset, or from one sunset to the next), or...H3117
  6. בְּשִׂמְחָ֑הbĕśimḥâsimchah: blithesomeness or glee, (religious or festival)H8057
  7. כִּ֣י׀kîkiy: (by implication) very widely used as a relative conjunction or adverb (as below)H3588
  8. שִׂמְּחָ֣םśimmĕḥāmsamach: probably to brighten up, i.e. (figuratively) be (causatively, make) blithe or gleesomeH8055
  9. יְהוָ֗הyĕhwâYhovah: (the) self-Existent or Eternal; Jehovah, Jewish national name of GodH3068
  10. וְֽהֵסֵ֞בwĕhēsēbcabab: to revolve, surround, or border; used in various applications, literally and figuratively (as follows)H5437
  11. לֵ֤בlēbleb: the heart; also used (figuratively) very widely for the feelings, the will and even the intellectH3820
  12. מֶֽלֶךְmelekmelek: a kingH4428
  13. אַשּׁוּר֙ʾaššûrAshshuwr: Ashshur, the second son of ShemH804
  14. עֲלֵיהֶ֔םʿălêhem`al: above, over, upon, or against (yet always in this last relation with a downward aspect) in a great variety of...H5921
  15. לְחַזֵּ֣קlĕḥazzēqchazaq: to fasten uponH2388
  16. יְדֵיהֶ֔םyĕdêhemyad: a hand (the open one (indicating power, means, direction, etc.), in distinction from H3709, the closed one)H3027
  17. בִּמְלֶ֥אכֶתbimleʾketmla'kah: (properly) deputyship, i.e. ministry; (generally) employment (never servile)H4399
  18. בֵּיתbêtbayith: a house (in the greatest variation of applications, especially family, etc.)H1004
  19. הָֽאֱלֹהִ֖יםhāʾĕlōhîmelohiym: gods in the ordinary sense; but specifically used (in the plural thus, especially with the article) of the...H430
  20. אֱלֹהֵ֥יʾĕlōhêelohiym: gods in the ordinary sense; but specifically used (in the plural thus, especially with the article) of the...H430
  21. יִשְׂרָאֵֽל׃yiśrāʾēlYisra'el: he will rule as God; Jisrael, a symbolical name of JacobH3478

View the full Hebrew interlinear for Ezra 6 →

Strong's words in Ezra 6 (6)
Strong's H1768 — דִּ֧י (dî)
diy (dee) conj. 1. (relative conjunction) that 2. (especially, with a preposition) used in adverbial phrases 3. (also) as preposition of [(Aramaic) apparently for H1668] KJV: X as, but, for(-asmuch +), + now, of, seeing, than, that, therefore, until, + what (-soever), when, which, whom, whose. Root(s): H1668. Appears 24 times in Ezra 6.
Strong's H1005 — בְּבֵ֣ית (bĕbêt)
bayith (bah-yith) n-m. 1. house [(Aramaic) corresponding to H1004] Root(s): H1004. Appears 15 times in Ezra 6.
Strong's H426 — אֱלָהָ֤א (ʾĕlāhāʾ)
elahh (el-aw') n-m. 1. God [(Aramaic) corresponding to H433] KJV: God, god. Root(s): H433. Appears 14 times in Ezra 6.
Strong's H4430 — מַלְכָּ֖א (malkāʾ)
melek (meh'-lek) n-m. 1. a king [(Aramaic) corresponding to H4428] KJV: king, royal. Root(s): H4428. Appears 10 times in Ezra 6.
Strong's H4481 — מִן (min)
min (min) prep. 1. according, after, + because, + before, by, for, from, X him, X more than, (out) of, part, since, X these, to, upon, + when [(Aramaic) corresponding to H4480] Root(s): H4480. Appears 7 times in Ezra 6.
Strong's H2942 — טְעֵ֑ם (ṭĕʿēm)
t`em (teh-ame') n-m. 1. (properly) flavor 2. (figuratively) judgment (both subjective and objective) 3. (hence) account (both subj. and obj.) [(Aramaic) from H2939, and equivalent to H2941] KJV: + chancellor, + command, commandment, decree, + regard, taste, wisdom. Root(s): H2939, H2941. Appears 6 times in Ezra 6.

Browse the full Strong's concordance →

What the Early Church wrote about Ezra 6 (1 additional)
  • “After the destruction of Jerusalem by the Babylonian storming of it, every document of the Jewish literature is generally agreed to have been restored through Ezra.”

    — Tertullian (3rd century) on Ezra 6:7

Read the full Ante-Nicene Fathers library →

0:00 0:00

Video Bible

Loading video...

Scripture video provided by Faith Comes By Hearing

🌐 Select Language

2883 Bibles in 2502 Languages

Select Translation

Congratulations!

You completed the book of Matthew!

Points Earned +280
28 Chapters
15% NT Progress